Is Maamulka Diridhaba, ayaa maanta bilabaay madasha warbixinta waxqabadka rubuca 1aad ee sanad miisaaniyadeedka 2018-ka.

Waxaa madasha lagu soo bandhigay waxqabadka qorshaha rubaca 1aad shaqo abuur losameeyay 3,522 muwaadiniin ah ee oo ku nool magaalada iyo 911 ka mid ah fursadaha shaqo ee miyiga.

240,000 Litir oo Saliid ah, 1,400 Kun oo Sonkor ah iyo 4,500 Kita oo deef ah ayaa sanad walba loo qaybiyaa bulshada, waxaana iska kaashaday Shirkadda Ganacsiga iyo Iskaashatooyinka sii lodhimoo sixiir bararka suqaa.

Shaqooyinka la sameeyay oo lala kaashanayo canshuur bixiyayaasha ayaa la bilaabay si ay u helaan bulshadu qiimo jaban.

Dhinaca dakhliga maamulka waxa la qorsheeyay in la ururiyo 10.45 bilyan oo birr sanad miisaaniyadeedka, waxaana la qorsheeyay in rubuca 1aad la soo xareeyo 2.06 bilyan waxana laso xareeyay 1.76 (85.39%) bilyan.

1,579,401,892.88 laga qaado cashuurta dawlada si ay u ururiso 1,456,806,902.42 birr (92.24%) dakhliga dawlada hoose 479,300,108.23 birr si ay u soo ururiso, waxana so xarotay 301,160,878.01 birr (62.83%).

Isku soo wada duuboo, 2.3 bilyan kabka laga helo dowladda dhexe faderaalka ayaa la qorsheyay rubaca kobaad sii ay u soo xareeyan maamulka waxaana ku so dhacday qasnadda mamaulka 2.1 bilyan oo birr (92.3).

Warbixinta rubaaca 1aad ayaa sido kale lagu shaciyay Dhinaca, Mashaariicaha kabitaalka, waxa la hirgaliyay 66 mashruuc oo cusub iyo 81 mashruuc oo hore u jiray sanad miisaaniyadeedka, waxa rubaaca 1aad ladhamaystiray 8 masharic,halka 13 gabagabo marayaan,waxa kale oo shaaca laga qaaday in 28 mashruuc oo cusub ay diyaar garow ugu jiraan. halka 26 mashruuc oo cusubna laso gabagebeeyay hawshooda hordhaca ah waxayna ku jiraan marxalada fulinta halka 72 mashruuc oo hore u jiray ay ku jiraan 55 ilaa 87% fulinta.

Waxaa lagu sheegay,inu Hoos u dhac ku yimid waxqabadka horumarinta beeraha ee dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta beeralayda, wax soo saarka xoolaha iyo,wax soo saarka qamadiga, wax soo saarka xilibka xoolaha, hilibka digaagga oo kg.

Waxa kale oo qimaynta warbixinta rubaaca 1aad laa eegay meelaha ay ku wanaagsanyin iyo meelaha ay ka liidato horumarinta dalxiiska, ganacsiga yaryar iyo kuwa dhexe, maalgashiga iyo horumarinta ganacsiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *