Waxaa la Tilmamaay In Lasii Xoojin doono Shaqada Adeeg bixinta iyo Casriyaynta Ee Ay bilaabeen Dagmooyinka Magalada diridhabe.

Waxaa galiinki dambee ladhaystaay oo laqiimeyaay Warbixinta Wax qabadka qorshaa sanaad Miisaaniyadka 2017 ee rubucii 1aad , ee dagmoyinka Magalada iyo miyigga ismamulka diridhabe.

Waxaana warbixintan ugu horaynti ka hadlay maayar ku xigeenka is maamulka Diridhabe Mudane Xarbi Buux oo sheegay in madashan qiimayntu ay door muhiim ah ka qaadan doonto ka jawaabista su’aalaha horumarka iyo maamulka suuban si bulshada loogu adeego si caddaladi ku dhehantahay.

Maayar ku xigeenka Mudane Xarbi waxa uu tilmaamay in diirada la saari doono shaqoyinka an qabsomin sannadi hore.

Waxa kale oo madasha qimaaynta warbixinta dagmooyinka logu baqaay in ay sii xoojiyaan adeegyada iyo dib u habaynta iyo casriyaynta ay bilaabeen iyo walibaa Xoojinta hawlaha horumarineed ee xarumaha soo jiidashada uu leh bulshadda qaybeheda kala duwaan.

Wuxuna ugu danbaayn Mudane Xarbi kula dar darmaay dagmoyinka in ay si sax ah ay uu xoojiyan addeg bixintaa ay bulshaddu raabto.

Cabdilahi Cabdo

Sawir qade;Aganyaw Shawa Arega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *