Sidoo kale waxaa shirka goob joog ka ah madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo ee laantisani dir dhabe mudane Ibrahim yuusuf oo ahaa madasha dib u eegista.
Hadda waxa la soo gudbinayaa warbixin kooban oo ku saabsan waxqabadka xisbiga ee maamulka.
Shucayb daahir
Sawirka: Salaam Ababe


