Sidan ayaa maamulka degmada 9-aad mudo 5 bilood gudahood ah loogu sharaxay nadaafada iyo qurxinta bilicda, shaqo abuurka, iskaa wax u qabso jiilaal iyo shaqooyin kale oo laga qabtay deegaanada kale booqashadi waxay soo arkeen shaqo abuur ka dhalatay iibinta dharka duurka iyo wax soo saarka malabka ee huromarinta.
Wafdigu waxay intaa ka dib booqdeen mashruuca dhismaha G+5 ee Maareeyaha Magaalada iyo hawlaha horumarinta ee wadooyinka dir dhabe .
Shucayb daahir
Sawir: Aganywo shawaarag


