Cuur 16 /2017 t.i
Madashasi oo goob joog kahaa kuxigeenka duqa madax xafiiska ahna ganacsiga malgashiga iyo warshadaynta mudane Xarbi Buuh ay furay madasha .
Kuxigeenka madaxa waaxda siyaasadda iyo tayaynta ee Xisbiga Barwaaqo ah ee laantisani dir dhabe mudane Shaakir Axmed, ayaa soo bandhigay xogtii ciwaankiisu yahay “Natiijooyinka Isbedelka iyo Rajada Mustaqbalka”.
Waxaa ka mid ah isbedelada waaweyn ee ka dhacay dalkeena itoobiya todobadii sano ee u danbeyay ee isbadalka dhacay tan iyo intii dawlad cusub, isbadal siyaasadeed oo heer qaran ah, dib u habayn dhaqaale oo dalkeena u gudbaya marxalad wanagsan, guulaha dib u habaynta dawlada iyo guulo dublamaasiyadeed oo heer qaran ah.
Shucayb daahir
Sawir:Aganywo shawraga


