Daawwannaan hojii kun, waamicha kanaan dura Kabajamoo Ministirri Muummee Abiy Ahimad (PhD),
Pirezidaanti biyya Faransaay Maakrooniif akka gara Itiyoophiyaa dhufanii Inveestii godhaniif jecha afeerraa dhiheeysanifitti aanuudhaan kan gaggeefame Daawwiin hujii kun, Hariiroo seena-qabeessa ta’e kan yeroo dheeraadhaaf Dirree Dhawaa fi biyya Faransaay jidduu jiru daran kan cimsuudha.
Turtii walgahii kan Garee Miseensoota inveestimantii 16 qabuufii kan Ambaasaaddar Laameekiin durfamu waliin taasifneen – Hariiroo magaaloota obbooleeytii guddisuuf, dameelee aadaa fi turizimii deeggaruuf, akkasumaas Abboottan qabeenyaa kan biyya Faransaay carraa Filannoolee inveestimantii kan Bulchiinsa keenyatti arkaman kanneen adda addaatti bobbaa’uudhaan akkaata ittiin misoomsuu danda’an irratti bal’inaan mari’annee jirra.
Waxaan aad ugu faraxsanahay imaatinka Safiirka Faransiiska u fadhiya Itoobiya ambassodor,Alexis Lamek, ku imaday Itoobiya yar ee dire.
Imaatinka waftiga uu hogaminayo saafiirka faransiska ayay ka dambaysay casuumadi uu Ra’iisul Wasaare Abiy Axmad (PhD) uu fidiyaay Madaxwayne Macron si ay uu malgashadan, waxayna tani sii xoojin doontaa xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya Diri Dhaba iyo Faransiiska.
Waftigan u hogaminayo ambasoddor lamek oo ka koban16 xubnood oo ka tirsan kooxda maalgashiga dalka faransiska ayaan kulan wada tashii ah layelanay si ay xiriirka ka dhexeeya magaalooyinka walaalaha ah losi xoojiyo, oo taageero ugu fidiyaan dhanka dhaqanka iyo dalxiiska, iyo si aay malgashadayashaa Faransiisku ay maamulkeenna uu malgashaan lahayeen fursadaha maalgashiga ee kala duwan.


