Iyadoo la eegayo doorashadii qaran ee 7aad, barnaamij olole doorasho iyo saaxiibtinimo oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Dowladda deegaanka Harar iyo Maamulka Dir Dhabe ayaa ka socda Magaalada Harar si loo xoojiyo dhismaha muuqaalka iyo xiriirka dadweynaha .
Xafiiska Arrimaha warfaafinta Dowladda ee Maamulka Dir Dhabe ayaa la socon doona dhacdooyinka barnaamijka wuxuuna kuu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay!!


