Xubno ka socday Isbitalka heerka 3-aad ee cidanka difacaa qaraanka ee Bariga iyo shaqaalaha dawladda ayaa maanta sameeyay barnaamij dhiig ku deeqid ah oo looga hortagayo dhiig yarida soo wajahday xilliyada soonka iyo munaasabadda maalinta guusha Adwa awgeed.
Madaxa isbitaalka heerka 3-aad ee cidaanka difacaa qaraanka ee qaybta bariga dalka korneel Birhanu Zawde ayaa sheegay in marka laga soo tago ilaalinta dalka ay bulshada laqayb qatan dhibata kasto so wajahda waxana ka mid ah dhiig ushubda manta oo loogu deeqayo bulshada dhiig yarida uu dhimanaysa.
Kornaayl Birhanu ayaa tilmaamay in maadaama ciidanku yahay dad bulshadda kaso baxaay uu yahay taas awgeedna barnamijka manta lagu caawinayo dadka dhiigga u baahan xilliyada kala duwan.
Mudane Yuusuf Siciid oo ah ku xigeenka xafiiska caafimaadka ee ismaamulka diri dhabe ayaa sheegay in ciidamada ay badbaadinayaan nolosha dadka iyagoo si joogto ah ugu deeqaya dhiigoda.
Wuxuuna carababaay in arrintaasi lasii xoojiyo.
Bulshaddi iyo cidaanki Barnaamijka dhiig-bixinta ku suugnayd ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay dhiigoda ugu deeqan dadkoda maalinta guusha adwa awgeed.
Waxaan barnamijka ka lagu deeqay In ka badan 150 qarid(unug)oo dhiig ah.
Shucayb daahir
Sawirka:aganyaw shawa araga.


