Booqashada labada maalmood ah ay maayarka magaalada Antananarivo ee dalka Madagascar marwo Harilala Ramantisao waa qayb ka mid ah talaabooyinka aan ku dardargalinayno horumarka Diri dhaba.
Marwada iyo waftigeeda iyo safiirkeena walaasheen Ganet WaldeSilase aad baan ugu mahadcelinayaa waxaanan cadaynayaa inay naga go’antahay la shaqaynta maamulka magaalada Antananarivo.


