Waxaa Magaalada diridhabe Lagu daah Furay Buug Uu qoraay qoora Cabdi Axmad.

Buuggan oo ah buug ka hadlaya maanso ayaa waxa qoraay qoraa ladhoho Cabdi Axmad, ayaa hadalo kooban oo uu ka jeediyey xafladda daahfurka bugga ku sheegay in buggan uu ugu magac daraay “Qabso wax kasta”

Tafaftiraha maansooyinka buugan oo ah mudane Awal Siciid oo isna xaflada ka hadlay ayaa sheegay in ay tarikhda qomiyada Oromada ay ka qayb qaateen afka iyo falsafada Oromada oo ay isla so soo bilaabeen fanaaniinta AfranQalloo.

Waxaa xafladan dah furka buuga kasoo qayb galay Abaa gadhayasha, Ugaasyada iyo bulshada ku dhaqan ismamulka diridhabe ee kaso jeeda qomiyada Oromada.

Shucayb daahir

Sawrika : Natan shawangizaw

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *