is Maamulka Diridhabe Ayaa Gaadhi Ugu Deeqay Golaha Diimahaa Ee ismamulka diridhabe.

Is Maamulka Diridhabe ayaa Gaadhi loogu talo galay in lagu qabto Shaqoyiinka Hay’adaha golaha Diimaha ee is Maamulkasi.

Waxaana ku wareejiyay Duqa Magaalada Diridhabe Mudane Khadir Juhaar Gudoomiyaha Hay’ada golaha dimaha ee isMaamulka Diridhabe Sheekh Ibraahin Imaam iyo Gudoomiye ku xigeenka Hay’ada golaha Culimada ee isMaamulka Diridhabe Liqaa birhaan Qalamawarq.

Waxana ugu horaynti munasibadan xil warejinta aha ka hadlay duqa ismamulka diridhabe Mudane Khadir Juhaar,oo sheegay in golaha ururka dimahaa ismamulku bulshada ku dhaqan magalada shaqoyin badan ka hayaan iskuna hawlay in nabada iyo xasilonida aay mar walba ka shaqeeyan.

Duqa ayaa sheegay in golahanii diiniga ah ay soo food saartay dhibaatooyin xagga gaadiidka ah si ay u gaaraan waxkastaba wakhtigi loogu talagalay.

Geesta kale Ku-xigeenka Golahaasi, Chief Birhane Qalama Waarq, ayaa sheegay in ay dhib ku qabeen Kharashka Gaadiidka Waxaana dareenkooda ku muujiyeen inay ka mahad-celinayaan taageerada ay heleen iyagoo eegaya dhibaatooyinka ay la kulmii jireen ee dhanka gadidka.

Shuucayb Tahir

Sawir qade;Abiy Shimalis

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *