Masuulinta sare iyo kuwa dhexe ee Ismamulka Dir dhabe ayaa loo qabtay tababar awood kobcin ah oo socon doona muddo saddex maalimood ah.
Ugu horeyn waxaa madasha tabobarka ka hadlay maayarka magaalada Dir dhaba mudane khadiir jauhar oo sheegay in ujeedada ugu wayn ee madashan tababarku ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa aqoonta hogaamineed. Wuxuuna sheegay in tababarkani uu wax weyn ka taray sidii loo abuuri lahaa hogaan aqoon ku dhisan oo si sax ah wax uga…


