Hogaminta sare iyo kuwa dhexe ee Ismamulka diridhabe ayaa yeeshay shir ku saabsana jawaab celintii ay bixiyeen wafdigi dowladda federaalka ee dhawaan hawlaha shaqo u jogaay Magaladda diridhabe.
Waxaana la sheegay in inta badan diirada lagu saaray boqashadda waftiga waxyaabihii u qabsoomay ka ee labadii wareeg ee sanad miisaaniyadeedka, wajigii diyaarinta iyo wejiyadii fulinta, kadib markii ay u kuurgaleen warbixinada iyo kormeerka howlihii horumarineed ee la qabtay si looga faa’ideyo bulshadda. Waxana ugu horaynti Shirkan ka hadlay duqa Ismamulka Diridhabe mudane Khadir Juhaar…


