waxaa shir weyne qabtay xisbiga barwaaqo laantisani dir dhabe shirkaasi oo lagu soo gunaanadayo labo sanno iyo badh guuradi kasoo wareegtay kadib doorashadi uu xisbigu ku guulaystay.
Shir weyanahani oo lagu soo gunnaanadayay kala badh xiliga uu talada hayin doono xisbiga barwaaqo ayaa hal ku dhag looga dhigay ‘’barwaaqayinta itoobiya waa balamaheena oo ficil u badilo’’ ayuu xafiiska xisbiga barwaaqo laantiisani dir dhabe soo diyaariyay madal ay kasoo qayb galeen masuuliyinta ismaamulka oo uu hor kacayo duqa ismaamulka mudane khadiir juhar, afhayeenada…


