qurba joog u dhalatay ismaamukani diri dhabe ayaa ismaamulka ku deeqday qalabka lagu baadho caabuqa karona fayraska.

    qurba joogtani ayaa isku xilqaamtay in ay ismaamulka garab istaagaan hadda ka horna waxay taageero kala duwan soo gaadhsiiyeen bulshada hayntoodu yartahay ee ku dhaqan magaaladani diri dhabe gargaarkan ay hada gudoonsiiyeen ismaamulkana waa mid ay hadda kahor ay balan qaadeen in ay isku garab taagayaan bushadooda. gargaarkani ah qalabka lagu baadho caabuqa karoonaha ayaa…

    Read More

      kilaastarka biyo cawaale ayaa ciidanka qaranka ee waqooyiga dalka ka hawada hawlgalada sharciga lagu horkeenaayo kooxda tplf ku deeqay 15 dibi oo marka lacag ahaan lagu badilana waxay u dhigmaan 7 boqo oo kun oo bir.

      munaasibad heer sare looso agaasimay ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyinta sar sare ee ismaamulka oo uu hogaaminaayay kuxigeenka duqa ismaamulka mudane khadiir jawhar, madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo mudane mabraate gabra yees, xubnaha kaabineedka ismaamulka,masuuliyinta ciidanka qaranka ee bariga dalka, odyo dhaqameedka iyo waliba bulshada ku dhaqan kilaastarkaasi biyo cawaale.

      Read More