garoonka kubada cagta ayaa waxaa ku kulmay masuuliyinta sarsare ee ismaaulka iyo shacab waynaha ismaamulka oo ka kala imiday qabaleeyada miyiga iyo kuwa magaaladaba waxayna ku cel celinaayen hadalo lagu taageerayo hawlgalka ay ciidanku ka wado deegaanka tigreega ee sharci hor keenida kooxda TPLF.
shacabka ayaa waxaa la hadlay duqa ismaamulka diri dhabe oo sheegay in ay dawladu sii wadi doonto hawlaha shrci horkeenida kooxdani falaagowday ee xasuuqa u gaysatay ciidanka qaranka ee ku sugnaa deegaanka tigreega.
shacab waynihi kasoo qayb galay banaan baxani ayaa sheegay in ay shacabka tigreegu ay yihin shacab ay ku dheertahay itoobiyaanimadu loona baahan yahay in la garab dhigin kooxadni sharciga hareer martay.


