safiirka ayaa waxaa soo dhaweeysay kaddibna xafiiskeeda kulan kula qaadatay af-hayeenka golaha wakiilada ee ismaamulka marwo faduun mustafa iyago ka wada xaajooday sidi kor loogu qaadilahaa maalgashiga ay maalqameenada dalkaasi faransiiska u dhashay ay diri dhabe u maal gashan lahaayeen.
diri dhabe iyo waliba faransiiska ayaa si dhaw xidhiidh u lahaa tan iyo intii diri dhabe uu shaqada ka bilaabay tareenku hore waxaana hadda lasii xoojinaaya xidhiidhki hadda kahor jiray.
safiirka dalka faransiiska u fadhiya dalkeenan itoobiya mudane remi maarsho oo ay wehelinayaan masuuliyin ka socda dalka safaarada faransiiska ee itoobiya ayaa waxaa ka dhex muuqday mudane aadan alaale oo ah muwaadin u dhashay magaaladani diri dhab.
X/W/i DD


