Kulan ay soo diyaarisay wasaarada nabada oo ay kasoo qayb galeen madaxda sar sare ee shanta deegaan ee bariga dalka ayaa ka qabsoomay ismaamulkan diri dhabe.

    Kulankan oo lagaga wada xaajoonaayay amaanka bariga dalka ayaa waxaa warbixin kasoo jeediyay abaan duulaha ciidanka qaranka waxdooda bariga dalka mudane mejer janaral sawdhu balay ayaa sheegay in ay guud ahaan jiraan hawlo lagu xasilinaayo amaanka deegaanada bariga dalka oo ay meelihi ugu badnaa ee ay ka socdeen dagaalada qoomiyadaha isla daga iyo waliba dagaalo…

    Read More

      Kulan looga hadlaayay amaanka magaaladani diri dhabe ayaa ka qabsoomay hoolka shirarka ee duqa ismaamulka.

      Laamaha amaanka iyo ismaamulka Diridhabe ayaa sheegay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono kooxaha ku lugta leh isku dhacyada sida isdaba jooga ah ugu soo noqonoqda qaybo ka mid ah xaafadaha magaalada. Waxaa maanta galinkii hore lagu qabtay madasha shirarka ee hoolka xafiiska maayarka kulan ay kasoo qayb galeen madaxda ismaamulka,taliyaha ciidanka qaranka ee…

      Read More