Wakaalada dakhliga ee ismaamulka ayaa ku talaabsatay isticmaalista teknoolojiyadaha casriga ee loo isticmaalo dakhli uruurinta.
Munaasibad heer sare ah oo loogu talo galay hawlgalinta teknoolojiyadaha casriga ee loo uruuriyo dakhliga ayaa waxaa kazoo qayb galay masuuliyinta sare ee ismaamulka waxaana qudbadi furitaanka soo jeediyay duqa ismaamulka mudane axmed maxamed buux oo sheegay in loo baahan yahay in la helo muwaadiniin si daacadnimo ku dheehan tahay u bixiya canshuuraha iyado dhabada…


