Munaasibad si heer sare ah losoo agaasimay oo loga gol lahaa barnaamijka bill aha ee ololaha dakhli uruurinta ayaa lagu qabtay hoola shirarka ee golaha barlamaanka ismaamulka.

    Munaasibadan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyin heer sare ah oo uu ugu horeeyo wasiru dawlaha wasaarada dakhliga ee dalka,kuxigeenka duqa ismaamulka mudane mahdi giire iyo waliba madaxa xafiiska dakhliga ee ismaamulka mudane khaalid maxamed iyo ganacsatada, aabayaasha diimaha iyo odayo dhaqameedyada iyo marti sharafeed kale ayaa waxaa lagu dhaqaajiyay ololaha dakhli uruurinta oo socon…

    Read More

      Tobobar ku eedanaa sidii boordhiyada iidheda ee lagu dhajiyo wadooyinka ayaa uu qabtay xafiiska warfaafinta ee ismaamukan diri dhabe.

      Tobobarkan oo ay kasoo qayb galeen masuuliyinta 9ka qabale ee magaalada iyo waliba laamaha amniga ayaa lagu qabtay hudheelka triangle iyadoo uu ahmiyadiisu ahayd sidi kor loogu qaadilahaa bilicda magaalada iyadoo wakhtiyadani danbe ay kusoo badanaayan boordhiyada lagu taago fayyada wadooyinka. Hadaba tobobarkan ayaa furitaankisi waxaa gobjoog ka ahaa mudane mika`el oo ah gadhwadeenada xafiiska…

      Read More

        Waxaa la sheegay in 9ki bilood ee lasoo dhafay uu ismaamulku la uruuriyay dakhli dhan 697 milyan oo birr taasina waxay ka dhigaysa in qorshihi dakhli uruurinta laga midho dhaliyay boqolkiba 87.6

        Waxaa la qabtay kulankii caadiga ahaa ee golaha baarlamaanka ee ismaamulka iyadoo uu ahaa kii 42aad ee caadiga ahaa ayaa waxaa lagusoo ban dhigay warbixinti waxqabadki 9ki bilood ee lasoo dhaafay oo uu sooban dhigay kuxigeenka duqa ismaamulka mudane mahdi giire. Sannad miisaniyeedkani sii gaba gaboonayaa ee 2011 TI  ayaa waxaa la qorsheeyay in dakhli…

        Read More