Kulan looga hadlaayay sidii looga hortagi lahaa wasakhynta deegaanka ayaa ka qabsoomay ismaamulkan diri dhabe.
Dood cilmiyeed ku saabsan dhibaatooyinka isbadilka cimlada oo u ugu horeeyo waskhda sida masuuliyad darada ah deegaanka loo wasakhaynaayo oo ay kasoo qayb galeen qaar ka mid ah bulshada ismaamulka, masuliyin iyo waliba xubno kala duwan oo ku caan ah dhinacyada fanka ayaa wuxu ka qabsoomay hoolka shirarka ee hudheelka triangle. Xuska maalinta deegaana oo…


