RW Abiy:dhaqaalaha Itoobiya Waxa Sannadkii Hore Ku Kordhay Boqolkiiba 6.1.
Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa daaha ka qaaday in dalkan Itoobiya uu sameeyay koboc dakhli dhaqaale oo lagu qiyaasay 6.1 boqolkiiba , intii lagu jiray sanad miisaaniyadeedkii ugu dambeeyay. Ra’iisal wasaaraha oo ka jawaabayay su’aalaha xubnaha baarlamaanka sanadkii 6-aad kalfadhigiisii kowaad ee aan caadiga ahayn ee Golaha Wakiilada ,waxa uu xusay in dalku soo xarayn…


