Waxaa lasoo gaba gabeeyay shirarki nabad galyada ee ismaamulkan diri dhabe ka socday
Labadi todobaad ee ugu danbeeyay ayaa waxaa ismaamulkan diri dhabe ka socday shirar nabad galyada ismaamulka dib loogu soo celinaayo iyadoo inihi ugu danbeeyay ay ismaamulka usoo noq noqonaayeen rabshado ku salaysan siyaasado. Haddaba waxaa inta uu shirkani socday la is dul taagay dhibaatooyinka xambarsan rabshadaha iyadoo ay shacabka siyaabaha kala duwan uga soo qayib…


