#warka| waxaa la sheegay in tageerada la siinayo ururada ama shaqsiyaadka ku hawlan wax-soosaarka yar’yar ay kor u qaadi karto isla markaana natiijo wanaagsan u leedahay waaxahani wax-soosaarka.

Ismaamulka ayaa waxaa ka jira ururo ama shaqsiyaad ku hawlan wax-soosaarka yar’yar iyo kuwa dhexdhexaadka oo soo saara saamuunta iyo waxyaabaha kemikaalka ah waxaana hadda la siiyay tababar u sahlaya in ay hawlahooda wax-soosaar u fududeeya. Haddaba tababarkan ay hada qaaten ayaa waxaa la sheegay in uu kor u qaadayo hiigsiga ah in dhinacwaliba laga…

Read More

Jamacada dir dhabe oo dufcadii 7aad ay qalain jabinayaan ardayda dhakhtarnimada.

Munasibadain qalinjabinta ardayda jamacada dir dhabe dufacadii 7aad ee dhakhtarnimo oo ay yhiin radadooda ardayda qalin jabinaysaa jamacada dir dhabe tiradooda 386 arday daasi waxaa kamid ahaa 338 inaa kahor waadartasi 29waa ardayda digriiga qadatay . qalin jabistasi oo ay kamid ahayd oo hadal kasoo jeedisay madax waynaha jamacada dir dhabe dr ubax maxamed uguhorayntii…

Read More

dhakhtakni refaraalka ee aleedahay jaamacada dir dhabe waxbarasho dhakhtarnimo lagabarani oo maanta ladaah furay adeegna bixinaya .

Munasibadani lagu daah furayo dhaktarkani referaalka cusub oo ay goobjoog ka ahaa duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar oo halaksi kahadlay maanta dhakhtarkani refaraalka ee wax lagabaranayo oo adeegesii biaabay taking waa kajawaabistii ay bulshadu nawaydiinaysay sanadadii hoore oo aan kajawaabnay cabashadii shacabka ay mudu badan su gayeen . Dhaktarkani jaamacad waxay leedahay goob…

Read More

Munasiba balaadhan oo logusoo gabagabaynayo qorbajoojka udhalatay dalkani itoobiya garahaan magaalada dir dhabe oo loosameyay qado sharafeed oo looguqabatay guriga booqorka ee ismaamulka dir dhabe .

Halkasoo ay kasoo jeediyeen gabay lagu amaanayo oo aha luqada faransiika iyo ingriisah . Munasibadaasi ee qadho sharafka ah oo ay kasoo qayb galen duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadir juhar madaxa xisbiga barwaaqo laantisani dir dhabe mudane Ibrahim yuusuf iyo af hayenka goolaha marwo fatxiya aadan . Munasiba daasi oo ay kadhibteen qorba joogtu…

Read More

kal-fadhigi golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhabe oo socday labadi maalmood ayaa la soo gaba gabeeyay.

Golaha ayaa kal-fadhigi caadiga ee 7aad xili hawleedki 3aad sanadkisi 3aad lagu dhagaystay warbixinta waxqabadka xafiisyada adeeg bixiyayaasha iyo kuwa dawlada hoose iyado warbixuntani soo jeediyay duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar ayaa soojeedin kadib ay xildhibaanadu ka doodeen su’aalana ka waydiiyeen warbixintaasi. Su’aalihi xildhibanadana waxaa uga jawaabay duqa ismaamulka mudane khadiir juhar kadiba…

Read More

Golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhaba ayaa hada bilabaay kal-fadhigisi cadiga ee 7aad xili hawledkisi 3aad ee sannadkisa 3aad.

Golaha ayaa kal-fadhigoodani kaga doodi doona 8 ajande oo kala ah. 1.Ansixinta kal-fadhiga 7aad xili hawleedkisa 3aad sannadkisa 3aad. 2.ansixinta hadal qoraledki kal-fadhigaa 6aad sannadkisa 2aad ee xili hawleedkisi 3aad. 3.Ansixinta hadal qoraledkii deg dega ahaa ee kal-fadhigi 2aad xili hawledkisi 3aad sannadkisa 2aad. 4.Soojedinta warbixintaa wax qabadkii 6 bilood ee laso dhafay ee xafisyadda…

Read More

Waxaa ku xigeenka duqa ismaamulka ahna madaxa xafiiska ganacsiga warshadaynta iyo maalgashiga ismaamulka dir dhabe mudane xarbi buux kulan la qaatay guddig joogtada ee golaha wakiilada shacabka JDFI ee u qaabilsan ganacsiga, dalxiiska iyo maalgashig

Guddiga ayaa saddexdi maalmood ee ugu danbaysay ku sugnaa ismaamulk iyago kormeer ku ahaa geedi socodka xarunta ganacsiga xorta ah, habka ay u shaqeeyan sabooyinka warshadaha iyo waliba goobaha dalxiiska ku haboon sida xarunta tareenki hore, beerta lagu raaxaysto ee sida casirga aah loo habeeyay iyo waliba goobaha kale ee warshadaha. Guddiga ayaa masuliyinta xafiiska…

Read More

Ministeerri Nageenyaa Inistituushinii Dhaabilee Barnoota Ol’aanoo Kutaa baha biyyaa waliin ta’uun “IjaarsibNageenyaa Walitti hidhamiinsi Nageenyaa Misooma waaraaf ” mata-duree jedhuun Waltajjiin Marii gaggeeffamaati jira.

Waltajjii Marii kana irratti Itti-Aanaa Kantiibaa fi Hooganaan Biiroo Daldala Indastirii fi Invastimantii Obbo Harbii Buuh, Sadarkaa Itti-Aanaa Kantiibaatti Hooganaan Waajjira Paartii Badhaadhina damee Dirree Dhawaa Kabajamoo Obbo Ibraahim Yuusuf fi Pireezidaantiin Yuunivarsiitii Dirree Dhawaa Dr. Ubaah Adam dabalatee Abbootiin Amantaa fi Manguddoonni biyyaa kurfii kana irratti hirmaachaati jiru. Abdii Adamiin Masrax ay si wada…

Read More

Waxaa beerta raaxada ee ismaamulka dir dhabe ka socda barnaamij casho sharaf ah oo loo sameeyay quro joogta jiilka labaad ee kasoo jawaabay baaqi R/w abiyi axmed uu ugu yeedhay

Barnaamijkani casho sharafka ayaa waxaa kasoo qayb galay af hayeenada golaha shacabka ismaamulka dir dhabe marwo fatxiya aadan, ku xigeenka duqa ismaamulka ahna madaxa xafiiska ganacsiga, warshadaynta iyo maalgashiga mudane xarbi buux iyo waliba xubnaha golaha kaabineedka ismaamulka dir dhabe. Sido kale waxaa barnamijkani si meeqam sare ah uga soo qayb galay qurbo joogta kala…

Read More

waxaa la sheegay in loo diyaar garoobay in si nabad galyo ah loo xuso munaasibadda ciidda ay xusaan dadka aamisan diinta kiristanka ayaa waxay maalmaha foodda nagu soo haya u dabaal dagi doonaan ciidda dimqat oo ah ciidaha lagu xuso waddooyinka.

Kulan balaadhan oo ay si wada jir ah u shir gudoominayeen ku xigeenka duqa ismaamulka ahna madxa xafiiska ganacsiga, warshadayinta iyo maalgashega ee ismaamulka dir dhabe mudane xarbi buux, koomishineerka koomishinka booliska ismaamulka dir dhabe koomishineer alamu magara iyo waliba ku xigeenka madaxa xafiiska sharciga iyo caddaalada ee ismaamulka mudane cabdala bakar oo looga hadlayay…

Read More