#warkaǀ Is-dhex galka bulshada iyo wada noolanshiyuhu maahin wax bulshada ismaamulka dir dhabe ku cusub ee waa mid ay dhaqan soo jireen ah u leeyihiin.

Barnaamij ay afur wadareed ah oo ay si wadajir ah usoo diyariyeen xafiiska maaliyada iyo huromarinta dhaqaalaha ee ismaamulka dir dhabe iyo xafiiska dakhliga ayaa ka qabsoomay beerta raaxada ee cali birra. Afur wadareedkani ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyinta sare iyo shaqaalaha xafiisyadaasi wuxuna ujeedkiisu ahaa in la muujiyo wada jirka iyo is…

Read More

Waxaa la sheegay in is jacaylka iyo wada jirka shacabka ismaamulka dir dhabe uu yahay mid sal adag.

Waxaa fagaaraha weyn ee lagaarka lagu qabtay afur wadareed ay kasoo qayb galeen masuuliyiinta sare ee ismaamulka oo uu hor kacayo duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir jawhar iyo waliba madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo laantiisa dir dhabe mudane ibraahim yuusuf. Bulshada ismaamulka oo lagu yaqaano isku duubnida iyo wada noolaanshiyaha ayaa rag iyo dumarba si…

Read More

waxaa shir weyne qabtay xisbiga barwaaqo laantisani dir dhabe shirkaasi oo lagu soo gunaanadayo labo sanno iyo badh guuradi kasoo wareegtay kadib doorashadi uu xisbigu ku guulaystay.

Shir weyanahani oo lagu soo gunnaanadayay kala badh xiliga uu talada hayin doono xisbiga barwaaqo ayaa hal ku dhag looga dhigay ‘’barwaaqayinta itoobiya waa balamaheena oo ficil u badilo’’ ayuu xafiiska xisbiga barwaaqo laantiisani dir dhabe soo diyaariyay madal ay kasoo qayb galeen masuuliyinta ismaamulka oo uu hor kacayo duqa ismaamulka mudane khadiir juhar, afhayeenada…

Read More

Koonfiraansiin Goolabbii Waliigalaa kan Paartii Badhaadhina Dirree Dhawaa geggeefamaati jira.

Bulchiinsa Dirree Dhawaatti Koonfiraansiin Goolabbii Waliigala walakkaa bara Filannoo kan Paartii Badhaadhina “Wa’adaa Gochaan Badhaadhina Itoophiyaaf” mats duree jedhuun geggeefamaati jira. munaasabad ballaadhan oo laguso bandhigayo waxqabadka labo sano iyo badhkii laso dhaafay (2.5) ee intaa xisbiga barwaqo lanteda diri dhabe talada hayo doorashadi kadib ayaa kasocota madasha kulamada ee xarunta dhalinyarada iyo ciyaraha ee…

Read More

Waxaa lasoo gaba gabeeyay hawlihi daryeelka deegaanka ee sannadki 9aad toddobaadadi ugu danbeeyay ka socday kilaastarada miyiga ee ismaamulka dir dhabe.

#warka| Munaasibad lagu soo af-meerayay hawlahini ka ilaalinta nabaad guurka carada iyo biyaha. #DGC| CIRIR 29/2016 T.I barnaamij si heer sare ah loo soo agaasimay oo uu kasoo qayb galay duqa ismaamulka mudane khadiir juhar oo lagu qabtay qabalaha ganda riige ee kilaastarka casaliso ayaa lagu soo gunaanaday hawlihi daryeelka deegaanka ee mudadi ugu danbaysay…

Read More

Goolabbiin Sagantaa Guyyaa Ayyaana Dubartoota Idil-adunyaa 113ffaan Dirree Dhawaatti geggeefame.

Dirree Dhawaatti Guyyaan Ayyaana Dubartoota Idil-adunyaa “Marching 8” kan Sadarkaa adunyaatti Marsaa 113ffaa Akka Biyya teenya Itoophiyaa 48ffaa Goolabbiin Sagantaa Guyyaa Dubartoota Idil-adunyaa 48ffaan Dirree Dhawaatti geggeefame. Guyyaan Ayyaana Dubartoota Idil-adunyaa kan baranaa kun Dubartoota haa Ga’oomsinuu; Misoomaa fi Nageenya haa Mirkaneesinuu mata duree jedhuun kurfiin Goolabbii Guyyaa Ayyaana Dubartoota Idil-adunyaa 113ffaan Dirree Dhawaatti geggeefame…

Read More

Waxa lasheegay in hawlihi horumarinta Daryeelka deegaanka bilaha jiilaalka ee sanadkan Laqabtay shaqooyin badan oo wax badan ka badali doona nolosha beeralayda.

Waxaana maanta la soo bandhigay dib u eegis lagu sameeyay warbixintii isku dhafka ahayd ee horumarinta deegaanka ee sanadkan 2016 oo muddo 18 maalmood ah laga waday dhamaan qabaleyada miyiga ismaamulka diridhabe. Waxana ugu horaynti ka hadlay oo goob joog ka ahaa shirkan lagu so afmerayay hawlaha daryeelka deegaanka duqa ismaamulka Diri dhabe Mudane Khadiir…

Read More

Turtii teenya tan Finfinneetiin waliigaltee obbollummaa magaalootaa tan Bulchiinsa magaalichaa waliin hojjechuuf mallatteessineen ala, yeroo daawwannaa pirojektoota misoomaa gaggeeysinetti gahee hoggansa keenyaa roga cimsuutiin haala nu dandeeysisu irratti galtee fi muuxanno gaarii arkannee jirra.

Kaabineen bulchiinsa keenyaa ittifufiinsaan roga muuxannoo Smart City, raawwii haaromsa dhaabbilee fi sagantaa nyaachisa ijoollee, akkasumas raawwii Pirojektiilee kaappitaalootaa ilaalchisuun muuxannooleefi galteewwan arkannetti fayyadamuudhaan akaata hujiilee tana lafatti gadi buusuun guddina waliigalaa Dirree teenyaatiif ciminaan hojjennu irratti daran cimee nu fayyada je’etiin amana. Jabaadhaa Ni jabaannaa! ~~~~~~~ Joogitaankayaga Addis ababa waxaan ka sokow mataanaynta labada…

Read More

#warkaǀ waxaa la sheegay in sobabaha ay mashaaricaha ismaamulka magaalada addis ababa wakhti dhaw ugu dhamaadan ay tahay in ahmiyadda la siiyay habaynta cududa shaqaalaha.

#DGCǀ cirir 24/2016 T.I Waxaa booqasho khibrad is waydaarsi ah magaalada addiis ababa ku jooga masuuliyinta golaha kaabineedka ismaamulka dir dhabe iyo kuwa xafiiska xisbiga barwaaqo laantiisani dir dhabe oo uu hor kacayo duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir juhar. Masuuliyintani ayaa kor meer kusoo maray mashaariicaha kala duwan ee wakhtiyadi ugu danbaysay laga soo…

Read More

#warka| Xuska maalinta guusha adhwa ayaa marki 128aad si diiran looga maamusay ismaamulka.

Xuskani oo ku beegan 23 bisha cirir ayaa maanta si meeqaam sare leh loogu xusay hoolka xafiiska duqa ismaamulka oo ay kasoo qayb galeen marti kala duwan. Furitaanki barnaamijka lagu maamuusayay guusha adhwa ayaa waxaa ka hadlay madaxa xafiiska war-faafinta iyo xidhiidhka dadweynaha mudane buruk falaqe ayaa sheegay in ay guushani kaliya gaar u ahayn…

Read More