Waxa dir dhabe ka qabsomay kulan dood wadag ah oo hal ku dhig loga dhigay ” in laga gudbo gargaar sugid loona gudbo wax soo sar si loo helo madax banani iyo sharaf qaran oo dhamaystiran.

Kulankan ayaa waxa ka so qeybgalay madexweyanaha dawlada deegaanka cusub ee kunfurta itoobiya mudane Tilhun Kabedhe, Duqa ismamulka dir dhabe mudane Khadir Jawhar madaxa xafiska xisbiga barwaaqo laantiisain dir dhabe mudane Ibrahim Yusuf iyo shacabka kala duwan ee ku dhaqan ismaamulka dir dhabe. Mudane Ibrahim yusuf madaxa xafiska xisbiga barwaqo lantiisa dir dhabe oo madasha…

Read More

Ilaalcha Kadhattummaafi Gargaaramummaa Keessaa Bahuun Badhaadhinaa Biyya Keenyaa Mirkaneessuuf Qundumtuu Qojjechuu Qaba Qedhame.

Gargaaramuurraa Gara Oomishtummaatti Birmadummaafi Kabaja Guutuu Biyyattiif! Mataduree Jedhurratti Mariin Hawaasaa Gaggeeffamaa jira. Waltajjii marii kanarratti Kabajamoo Kantibaa Bulchinsa Dirree Dhawaa Obbo Kadiir Juhaar, Hogganaa Paartii Badhaadhinaa Damee Bulchinsa Dirree Dhawaa Obbo Ibraahim Yuusuf Pirezidaantii Mootummaa Naannoo Kibba Itoophiyaa Obbo Xilaahun Kabbadaa, Miseensonni Kaabinee Bulchinsaa, Abbootiin Amantaa Abbootiin Gadaa Ugaazonni, bakka bu’oonni garee hawaasaa, jiraattoonni…

Read More

warkaǀ Madax Waynaha Dawlada Deegaanka Konfurta Itoobiya Mudane tilahun Kabadhe Ayaa ismaaamulka Diri dhabe booqasho ku imiday.

Ugu horanynti Markii uu madaxwaynuhu ka soo dagay garoonka caalamiga ee diyaaradaha ee Diri dhabe waxaa ku soo dhaweeyay duqa magaalada Diri dhabe mudane Khadir Juhar, madaxa xafiiska xisbiga barwaaqada laantisa Diri dhabe mudane Ibraahim Yuusuf iyo masuuliyiin kale. Madaxwaynaha ayaa soo kormeeray mashaariicda laga fuliyeey ismaamulka, xafiiska beeraha, xafiiska ganacsiga iyo warshadaha ka jira…

Read More

Madaxa xafiiska waxbarashada ee ismaamulka dir dhabe mudane Suldaan Caliyi ayaa sheegay in la dhamaystiray diyaargarowga qaadista imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad.

Mudane Suldaan Caliyi ayaa hadalkan sheegay xilli uu warsaxaafadeed ku saabsan imtixaanka siinayey warbaahinta . Imtixaanka ayaa ay ardaydu qaadandoontaa 4ta iyo 5ta Agaali . Mudane Suldaan ayaa intaasi raaciyey in imtixaanka ay qaadidoonaan 378 bare ayna kormeeridoonaan 64 masuul iyadoo ay caawindoonaan hor joogayaal iyo laamaha amniga oo iskaashanaya Waxa uuna shacabka ugu baaqay…

Read More

Guryo Sii Mutadawaacnimo Lagu Dhisay OO Logu Talgalay Dadka Hayntodu yartahay Ayaa Manta Lagu Wareejiyay.

Waxaa la sheegay in xilliyada jilalka lagu guda jiro howlo lagu xalinayo dhibaatooyinka bulshada iyo dhaqaalaha sida ku cad barnamijka Iska wax u qabso ee ismamulka magalada diridhabe lagag xirgaliyay dib udhis logu sameyay guriyaha dadka danyarta ee hayntodu yartay. Waxana ugu horaynti munasibadan ku wareejintan guriyaha oo ka dhacday dagmada 04 komishiineerka Dhalinyarada iyo…

Read More

WAA MAXAY HIV?

HIV waa magaca fayraska iyo jirrada ay sababto. H= aadami – dadka ayaa qaadaI= diciifnimada difaaca – wuxuu weeraraa habdhiska difaacaV= fayras – subaac kaa dhiga mid buka Sidee ku qaadayaa HIV? Kuma garan karto qofka oo aad fiiriso haddii uu qabo HIV. Badanaa dadka qabaa waxay u muuqdaan kuwa caafimaad qaba oo fiican. HIV…

Read More

Qiimaynta warbixinta waxqabadka 9-ka bilood ee S.M 2016 T.I ee ismaamulka dir dhabe ayaa ka bilaabmay hoolka shirarka ee duqa ismaamulka.

Masraxani lagu qiimaynayo warbixinta waxqabadka ayaa waxaa shir gudoominaya duqa ismaamulka mudane khadiir juhar iyo ku xigeenkiisa ahna madaxa xafiiska ganacsiga,warshadayinta iyo maalgashiga mudane xarbi buux. Masraxanibayaa lagu qiimayn doona waxqabadiki 9 ki bilood ee lasoo dhaafay u qabsoomay xafiisyada adeegyada kala duwan bixiya ee ismaamulka. faah faahinta warkaasi mar dhaw ayaan idinla wadaagi doona.

Read More

SHACABKA MUSLIMKA EE KU DHAQAN ISMAAMULKANI DIRI DHABE AYAA SI DIIRAN U CIIDAY IYAGO SI BALAADHAN UGU SOO BAXAY SALAADA CIIDA.

Ciida ciiddul fidriga ee sannada 1445 hijiriyada ayaa si meeqaam sare leh looga ciida ismaamulka dir dhabe iyado ay salaadii ciida si nabad galyo iyo tamashlayn buuxda ah leh uga soo qayb galeen dhamaan muslimiinta dagan magaaladani diri dhabe. Subaxnimadi hore ee maanta ayaa waxaa soo buux dhaafiyay masaajidka balaadhan ee salaada ciida lagu tukado…

Read More

Hogaminta sare iyo kuwa dhexe ee Ismamulka diridhabe ayaa yeeshay shir ku saabsana jawaab celintii ay bixiyeen wafdigi dowladda federaalka ee dhawaan hawlaha shaqo u jogaay Magaladda diridhabe.

Waxaana la sheegay in inta badan diirada lagu saaray boqashadda waftiga waxyaabihii u qabsoomay ka ee labadii wareeg ee sanad miisaaniyadeedka, wajigii diyaarinta iyo wejiyadii fulinta, kadib markii ay u kuurgaleen warbixinada iyo kormeerka howlihii horumarineed ee la qabtay si looga faa’ideyo bulshadda. Waxana ugu horaynti Shirkan ka hadlay duqa Ismamulka Diridhabe mudane Khadir Juhaar…

Read More