waxaa furayaashi guryahooda lagu wareejiyay dadka ay hantoodu hoosayso ee guryahooda dayactir iyo kuwo si cusub loogu dhisayba.
Waxaa bilihi xagaagi aan soo dhafnah ismaamulka laga bilaabay barnaamijka tabaruucadka oo la isku garab taagayay dadka ay hayntoodu hoosayso iyado gar’gaaro kala duwan loo fidinayay ayaa waxaa maanta dadkaasi qaarkod lagu wareejiyay guryahoodi oo qaar loo dayac tiray qaarna si cusub loogu dhisay. Hadaba waxaa maanta lagu wareenjiyaya guryihi ay dhiseen xafiisyada dawlada lagu…


