Mashruuca dhismaha maktabadda jiilka cusub ayaa fursado shaqo u abuuray in ka badan 200 oo muwaadiniin joogto ah iyo kuwo ku meel gaar ah.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta Mudane ee JDF Injineer Habtamu ayaa booqday howlaha horumarineed ee ay ka wadaan dagmada 03 ee dir dhabe waxaana goob joog ka ahaa duqa magaalada mudane Khadir Juhar iyo madaxda sare ee maamulka. Sidaas darteed, maktabaddu waxay siin doontaa jaamacad tayo leh, casri ah oo si degdeg ah u dhammaystiraysa hannaanka dhismaha,…

Read More

Wasiirka macadanta iyo tamarata ee JF itoobiya Injineer Habtamu oo horkacayo duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadir juhar iyo madaxda sare ee maamulka ayaa ka qeyb galay qorshaha horumarinta wadada ee dir dhabe.

Hadaba xafiiska maamulka degmada waradaha 02 ayaa soo jediyay warbixin ku saabsan fulinta hawlaha horumarineed iyo mashaariicda ee ay qabteen mudo 6 bilood ah. Sidan oo kale, waxaa warbixinta lagu sameeyay shaqo abuurka, ganacsiga, dardargelinta biyo-baxa aalda cariga ah, korodhka dakhliga ee heer degmo iyo hawlo laga qabtay qaybaha ukunta, malabka iyo caanaha iyo beeraha…

Read More

waxaa la sheegaa in warshadah raacitaanka falsafada Kaysanka ee habka dhismaha qaranka ay keeni doonto natiijada la rabo.

Waxaa la qabtay barnaamijka daahfurka madal hirgelinta Kaysanka ee ugu horreysay. Madasha dood cilmiyeedkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay Maamulka Ganacsiga Warshadaha iyo Maalgashiga iyo Jaamacada dir dhabe . waxaana ka soo qeyb mudane Cabdi Mukhtaar oo ah Ku Xigeenka Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee ismaamulka dir dhabe ayaa…

Read More

Ku xigeenka duqa ahan madaxa xafiiska ganacasiga warshadaha iyo maalgashiga ee ismaamulka dir dhabe mudane xarbi buux ayaa kala hadlay danjiraha guud ee pakistaan mudane caatif Sharif arrimaha suurtagalka ah ee dhanka warshadaha iyo wax soo saarka.

Xoorrey/tahasaas 1/2017 T.I Geesta kale waxaa Paakistaan waxay ka wadahadleen iskaashiga dhinacyada kala duwan ee madasha. Waxaa madasha laga sheegay in ay ka shaqayn doonto iskaashi iyo isku dubarid sidii loo kordhin lahaa qaybta wax soo saarka iyo in maalgashadayaasha Pakisaan loo ogolaado in ay ka qayb qaataan qaybo kala duwan. Danjiraha ayaa kulanka ka…

Read More

#Warka Tababar Halku Dhigisu Aha”Burburki Tarikhda Iyo Midnimo Qaraan” Ayaa La Siiyay Hawl Wadenada Warbaahinta.

#DGC Hidhar 4/2017 Tababarkan oo ujedada Xuska sanadguurada 5-aad Ee Xisbiga Barwaaqo kuso begnataay ayaa loqabatay bahda saxaafadda, halku dhiggiisuna ahaa “ Burburki Taarikhed iyo Midnimada Qaranka”. Waxana ugu horaynti furitaanka madashasi ka hadlay Madaxa Xafiiska Arrimaha Isgaadhsiinta Ee Maamulka Diridhabe,Mudane Bruuk Falakqe, ayaa sheegay in saxaafaddu ay door muhiim ah ka qaadatay sidii loo…

Read More

Xuska 19aad ee maalinta qoowmiyadaha iyo shucuubta dalka ayaa ismaamulka dir dhabe looga xusi doona laga bilaabo toddobaadkani ilaa laga gaadhayo 18 bishani gudba/hidhaar ee sannadkani 2017 T.I

#DGC gudba 03/2017 Afhayeenada golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhabe marwo fadxiya aadan ayaa shir saxafadeed ay xafiiskeeda kula yeeladay warbaahinta sheegtay in xuska sannadkani loogu diyaar garoobay si diiran iyado ay maalintani tahay maalin dastuurka qaranka ku xusan oo ah maalintii la helay midnimada iyo sinaanta taasi oo laga dhaxlay dimuquraadiyad madax-banaani. Marwo fadxiya aadan…

Read More

waxaa ismaamulka dir dhabe laga daah furay carwo lagusoo bandigayay wax qabadka xafiisyada ismaamulkani dir dhabe.

#DGC| Gudba 02/ 2017t.i Carwadani oo uu ujeedkedu ahaa in lagu xuso xuska sannad guurada 5aad ee kasoo wareegtay wakhtigi la aasasay xisbiga barwaaqo ee talada dalka haya ayaa lagu soo bandhigay waqabada xafiisyada ismaamulka oo qaab sawir ah iyo mid agabka waxsoosaarka warshadaha iyo waliba beerahaba lagu soo bandhigay. Carwadani ayaa waxaa is wada…

Read More

Waxaa lasheegay In Lagu Dadaalayoo Sidii dib Loogu Soo Celin lahaa Korontadii Xalaay Cillada dhanka Farsamadu Ay So gadhaay Ee Ismaamulka Diridhabe

Korontada ismamulka diridhabe ayaa 10:30 habenimo ka dhacday ka dib markii ay cilad ku timid dhanka Transformarka Korontada Mudane Wardi Maxamad oo ah aggaasimaha badalka iyo dayactirka ee adeega korontada ismamulka diridhabe ayaa sheegay, in boqolkiiba 95 goobo ka mid ah dagmoyinka ismaamulka Diridhabe ay 1:00 habenimo dib loogu soo celiyay korontada, waxaana dadaal loogu…

Read More