Waxaa hadda hoolka shirarka ee hudhelka B-capital ka socda shir weynaha xisbiga barwaaqo laantiisa dir dhabe oo si heer sare ah loo soo agaasimay.

Shirkani ayaa waxaa goob joog ka ah afhayeenka golaha wakiilada shacabka ismaamulka dir dhabe marwo fatxiya aadan, kuxigeenadda af hayeenka marwo kariima cali, duqa ismaamulka dir dhabe mudane khadiir jawhar, madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo laantisa dir dhabe mudane ibraahim yuusuf, ku duqa ismaamulka ahna madaxa xafiiska ganacsiga, warshadaynta iyo maalgashiga mudane xarbi buux. Waxana sido…

Read More

Waxaa ladaah furay buuga dhibiishiisa

” oo ah buug taariikhi ah oo uu qoray ismaacil maxamed , kana sheekaynaya aasaaskii kooxda fanka ee xidigtii shuura iyo aasaaskii xarunta dhaqanka Oromada ee Afaran qaaloo iyo waxqabadkii halgamayaashii wakhtigan ayaa la daah furay Mudane Khedir Juhar oo ah duqa Ismaamulka dir dhaba goob joog ka ahaa munaasabadii lagu soo bandhigayay buugan ayaa…

Read More

waxaa maanta kabilaabmay Xiriirka baaskiilka Itoobiya ayaa soo qabanqaabiyay tartanka baaskiilka wadaniga ah ee Caariif Dir 2017 ee ismaamulka dir dhabe laga bilaabo xoorrey 26 Dharabaley 4.

Tartanka furitaanka ee tartamayaasha ayaa ku billowday todobo wareeg oo 15.4 kilomitir ah magayada Yskor Frew, Ebenezer Alemu iyo Mehrete Mogese ayaa tartanka ku dhameystay hal ilaa saddex. Soddon iyo lix baaskiil ayaa ka qaybgalay tartanka 79.2 km 36, oo ay ku jiraan Toto Baaskiil Club, Dir Kenema, Dir Police, Central Ethiopia, Addis Ababa iyo…

Read More

Hay’adda Dire Micro Finance Institute Ayaa Xarunteedii 8-aad ka Furatay Xafadda Halole Ee Ka Tirsan dagmada 02 Ee Ismaamulka Diridhaba.

Waxanaa ugu horaynti xafladasi furitanka Ka hadashaay Madaxa Xafiiska Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Ee ismamulka diridhabe Marwo Muluka Mohammad ayaa sheegtay in Hay,addani door wayn ku leedaahay sidii bulshada looga faa’iidayn lahaa ku helidda lacago aay ku shaqaystan oo dayn ah. Waxayna inta ku dartay inay hay,addu sii xoojiso shaqooyinka ay bilaabeen iyadoo hubinaysa faa’iidooyinka…

Read More