Madal dood cilmiyeed iyo wacyi galin isugu jirta oo uu soo diyaariyay xafiiska ganacsiga, maalgashiga iyo warshadaha ee Ismaamulka Dirdhaba ayaa ka qabsoontay magaalada Diri dhabe kaasi oo ku daarnaa xeerarka ay soosartay dawladu ee kusaabsan waxsoosarka warshadaha si loo taageero loona dhiiri galiyo waxsaasorka warshadaha ee guud ahaan dalka

Madashan dood cilmiyeedka ah ayaa waxa loo qabtay mulkiilayasha warshadaha, maamulka, iyo cidaha ay qusayso halkaas oo ay shirgudoominayeen kuxigenka duqa ahna madaxa xafiska ganacsiga, maalgashiga iyo warshadaha ee Ismaamulka Dirdhaba Mudane Xarbi Buux iyo kugeenka Mudane Cabdi Mukhtaar Mudane Xarbi Buux ayaa sheegay waxsoosarka warshaduhu in ay kamid yihiin nidaamyada casriga ah ee caalamku…

Read More

” Dhaqangalinta Ballanqaadkii. “

Shir dood wadaag ah oo lagaga xajoonayay go’aamadii iyo awaamiirtii ka soo baxay shirwaynihii labaad ee Xisbiga Barwaaqo ayaa loo qabtay bulshada dagmooyinka ismamulka diridhabe. Waxana kamid aha Dagmooyinka lagu qabtay dagmada 05, 06, 07 iyo 08,9 waxana lagu soo bandhigay qoraal ay ku qoran yihiin go’aamo iyo tilmaamo lagu dajinayo oo si wayn loogaga…

Read More

Xafiiska Shaqada iyo Xirfadaha Ee Is Maamulka Diridhabe Ayaa Xaflaad qalin Jabin Ah Uu qabtay 971 Arday Oo Loo Tababaray qaybaha Kala duwan Ee xirfada.

Barnaamijka shaqo barasho ee dhalinyarada oo ay si wada jir ah u fulinayaan bangiga aduunka ayaa maanta si habsami leh uga qalin jabiyeen dhalinyaro loo tababaraay xirfado kala duwan. Waxana furitaanki Xafladan qalin jabinta ka hadlay Mayaarka ismamulka magalada diridhabe Mudane Khadir Juhaar oo sheegay in dawladdu ay dajisay oo ay hirgalisay barnaamijyo badan oo…

Read More

Waxaa Laqabtay Shir Wada Tashi Ah Oo Ku Saabsan go’aamadii iyo Awaamiirtii ka soo baxay Shirwaynihii 2aad Ee Xisbiga barwaqo.

Shirkan oo halku dhagiisu aha “hadal ila dhaqan galiin”ayaa Waxaa loo qabtay xubnaha Ururka Xisbiga Barwaaqo ee dhammaan xarumaha dawliga ah ee ismaamulka Diridhabe. Waxana ka mid aha hay’adaha dawliga ee loqabtay shirkan wada tashiga ah Golaha Xildhibanada is Maamulka diridhabe, Xafiiska Hanti-dhawrka, Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee ee ismamulka diridhabe,Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta ee…

Read More

Waxaa la sheegay in hawlaha dhiirigalinta Ee uu ismaamulka Diridhabe Ka Fuliyay qaybaha kala duwan Ay Sii Xoojin doonaan.

Waxaa ismamulka diridhabe ka qabsomay Tabobar ku saabsan go’aamadii ka soo baxay shirwaynihii 2-aad ee Xisbiga Barwaaqo oo halku-dhiggiisu ahaa “Hadal ilaa Dhaqan”. Waxana ugu horaynti tabobarkan ka hadlay Duqa ismamulka diridhabe Mudane Khadir Juhaar oo sheegay in madashan inta badan looga dan leeyahay in hogaamintu uu si dhamaystiran u fuliyan awaamiirta iyo go’aamada ka…

Read More

Duqa Ismamulka Dirdhabe mudane Khadiir Johar oo Xafiiskiisa shir jaraid ku qabtay ayaa ka warbixiyay doorka nabadgalyada ee ismamulka dirdhabe

Waxana u sheegay in shirwaynihi 2aad ee xisbiga barwaqo e halku dhigiisu ahaa balanqaad ilaa dhaqan ayaa dhamaan laga hadlay xasilonida iyo amniga dalka Isbadalkii kadib ismamulka dirdhabe waxay ku talaabsatay hormar dhanka nabadgalyada xasilonida iyo doorka cadalada isla xisaabtanka midnimada qoomiyadaha iyo shucubaha ku dhaqan ismamulka iyo u hogaansanida sharciga Waxa kale u sheegay…

Read More

Itoobiya Isbeddelka Kadib Waxay Hirgelisay shaqooyin Dibloomaasiyadeed oo hor leh si ay u illaaliso Danaha Qaranka iyadoo aan ku xad gudbayn danaha dalalkakale

Madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo IDD mudane ibrahim yusuf ayaa sheegay in Itoobiya Isbeddelka Kadib Waxay Hirgelisay shaqooyin Dibloomaasiyadeed oo Guul leh si ay u illaaliso Danaha Qaranka. Shirweynihii labaad ee Caadiga ahaa ee Xisbiga Barwaaqo ayaa laga soo saaray go’aamo sii wadi doona natiijooyinkii laga gaaray dhinacyada kala duwan. mudane Ibraahom oo faahfaahin ka bixinayay…

Read More

Waxaa La Sheegay In Waxqabadyada Shacabka Ee dhanka Hawlaha Horumarinta dooxooyinka Ay Tahay Mid tusale Uu Ah Hawlaha Kale Ee horumarineed.

Wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada diridhabe Mudane Khadir Juhar ayaa booqasho indha indhayna ku tagay qar ka mid tulloyinka Miyigga ee ismamulka diridhabe. Booqashadan oo ujeedkisu aha in hawlaha dhanka doxooyinka halkay marayan laso indha indhayoo ayaa tulloyinka aay kamid yihin halo bussa,dhujuma oo hoos yimada kilastarka Wahel,halka tullada ganda rigge,hula hululna ay kamid hoos…

Read More

Waxaa la soo gaba gabeeyay tababarkii kor loogu qaadayay tayada shaqo ee uu xafiiska maamulka dhaqanka iyo dalxiiska u fidiyay xirfadlayaasha xarumaha adeega dalxiiska.

Dalxiiska waa hormuudka warshadaha aduunka waana huteelada iyo maqaayadaha ayuu yiri madaxa xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska. Mudane Mikael indhale ka soo qayb galay gebagebadii tababarkan kor loogu qaadayay tayada huteelada ayaa sheegay in dib u casriyaynta warshadaha huteelada ee dalkeena, kordhinta qanacsanaanta dalxiisayaasha iyo kordhinta joogitaankooda, si loo dardar geliyo horumarinta dalxiiska, horumarinta kaabayaasha dalxiiska,…

Read More