Waxaa La Sheegay In doorka dhalinyaradu Ay Muhiim Tahay In Jihooyinka laga soo saaro Shirwaynihii labaad Ee Xisbiga Barwaaqo si Uu u noqdo Mid Taabogal ah.

#DGC Cuur/Magabid 15/2017 Waxaa ismaamulka diridhabe lagu qabtay madal dood wadaag ah oo ku saabsan go’aamadii iyo awaamiirtii laga soo saaray shirwaynihii labaad ee caadiga ahaa ee Xisbiga barawaqo ee halku dhigisu ahaa “Hadal ilaa Dhaqan”. Waxana ugu horayntii madashaasi ka hadlay Madaxa Waaxda qab-dhismeedka ee Xisbiga Barwaaqo Laantiisa Diridhabe Mudane Dharaje Tsagaye, oo sheegay…

Read More

Waxaa Wali Socda Socdaalka Tageerada Ah Ee Lagu Xoojinayo Hawlaha Warbahinta Iyo Isgadhdinta.

Xafiiska Xidhiidhka Dadwaynaha ee Xisbiga Barwaaqo laantisa diridhabe iyo Xafiska Isgaadhsiinta Dawladda Ee Is Maamulka Diridhabe ayaa wada hawlo kormeer ah oo lagu xoojinayo hawlaha warbaahinta iyo isgaarsiinta. Kormeerka taageerada Ee maanta ayaa laga fuliyay dagmooyinka 02 iyo 03 ee ismaamulka diridhabe iyadoo la suurtagalinayo hawlaha horumarineed ee ay dowladdu qabato si ay shacabka u…

Read More

#Warka / Is Maamulka Diridhabe, Waxaa ka Socda Hawlo Badan Oo haweenka Magaalada iyo Miyiga ku Nool u Suurtagalinaya Inay noqdaan kuwo Uu madax bannaan dhaqaalahoda kana Madax bannaan ku Tiirsanaanta.

Mayaarka Magaalada Diridhabe Mudane Khadiir Juhaar. #DGC 1/2017 Waxaa magalada diridhabe sii wayn loga xusaay Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka, March 8,oo halku dhag loga dhigay “Isbaddal caalami ah oo dagdag ah oo waara waxaa lagu hubiyaa ka qaybgalka haweenka!”. Waxana madasha lagu xusayay kaso qayb galay Mayaarka magaalada diridhabe Mudane Khadiir Juhaar,oo sheegay in…

Read More

#Warka / 29 Qof Ayaa bakhtiya Naacib ku helay dukaamo Ganacsi oo uu dhisay Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga Ee ismaamulka Diridhabe Oo Ku Yala Xafada jarbaa.

#DGC 1/2017 Xaflada bakhtiyaa nasiibka ah ee xarunta wax iibsiga ee uu dhisay xafiiska ganacsiga, warshadaha iyo maalgashiga ee ismaamulka Diridhabe ayaa maanta lagu qabtay isla xaruntaasi. Waxana madasha goob joog ka aha oo ka hadlay Mudane Cabdi Mukhtaar oo ah ku xigeenka xafiiska ganacsiga, warshadaha iyo maalgashiga ee ismaamulka Diridhabe ayaa sheegay in si…

Read More

Waxaa Magalaada Diridhabe Laa dah Furaay Barnaamijka Mashruuca Shaqada iyo badbaadada Magaalooyinka Ee 2017.

Waxana ugu horaynti dah furka barnamijka ka hadlay Madaxa xafiiska maareeyaha magaalada Diridhabe Mudane Eng Jamaal Ibraahin, oo sheegay in mashruucani uu qayb ka yahay sidii magaalada Diridhabe ee astaanta u ah bariga dalkeena ay uga dhabayn lahayd hal-abuur iyo wax-soosaar. Dhinaca kale Agaasimaha waxada Sugnanta Cunada Magalada ee Xafiska Mareyaha ismamulka diridhabe Mudabe C/salaan…

Read More

Ciiddanka difaca qaranka qaybtisa bariga ayaa dhiig ugu deeqay dhalaanka iyo hooyada dhig la’aanta oo dhimanaysaa.

Xubno ka socday Isbitalka heerka 3-aad ee cidanka difacaa qaraanka ee Bariga iyo shaqaalaha dawladda ayaa maanta sameeyay barnaamij dhiig ku deeqid ah oo looga hortagayo dhiig yarida soo wajahday xilliyada soonka iyo munaasabadda maalinta guusha Adwa awgeed. Madaxa isbitaalka heerka 3-aad ee cidaanka difacaa qaraanka ee qaybta bariga dalka korneel Birhanu Zawde ayaa sheegay…

Read More

Wafti uu hogaaminayo wasiiru dawlaha Wasarada Shaqada iyo Xirfadaha, Mudane Salamun Soka, Ayaa booqasho Shaqo ku Tagay dagmada Wahel Ee Ismamulka diridhabe.

#DGC Yakatit 17/2017 Waftigan oo maanta booqasho ku tagay dagmada wahel ee miyiga ismamulka diridhabe ayaa waxa wehelinayay masuuliyiin sarsare oo ka tirsan hay’adaha kala duwan ee dawlada. Booqashada kasokow waxaa laqabtay madal dood wadaag ah waxaana furitaankii dooda kahadlay wasiiru dawlaha wasarada shaqada iyo xirfada dawlada fedaralka mudane Salamun Soka. Wuxu hadalkisa ku sharaxay…

Read More

“Bisha Barakaysane Ramadaanka Ee Fooda Inagu Soo haysa Waa In Aay dadka Muslimiinta Ah Si Wayn Uu garaab istagaan dadka tabarta yar, isla markaana loo samata bixiyo”

Duqa Magaalada Diridhabe Mudane Khadir Juhaar. Waxaa la og yahay in bisha Ramadaan Ee sannadka 1446 uu bilaabanayo 6 maalmood kadib. Waxaa Madasha 30-aad Ee Markuz lagu soo bandhigay munaasabado kala duwan oo diinta Islaamka ah, iyadoo ay ka soo qayb galeen dad badan oo isugu jiray Culimaa’udiin, Imaamyo iyo Macalimiin ka tirsan Magalaada diridhabe….

Read More

Ismamulka diridhabe Mudane Khadir Johaar Ayaa Sheegay Inaay Ka Mamul ahaan Sii Xoojin doonan Sii Wadida hannaanka la isku dubariday Ee la bilaabay, Iyago racaaya Awaamiirta iyo go’aammada uu Xisbigu dajiyay Si loo dardargaliyo socdaalka barwaaqada Itoobiya.

Madal Wada tashii ah oo diiradda lagu saaray go’aamadii iyo awaamiirtii ka soo baxay shirwaynihii 2-aad ee Xisbiga Barwaaqo oo halku-dhiggiisu ahaa “Hadal-Dhaqan” Ayaa ka socda ismaamulka diridhabe. Waxaa madasha ugu horaynti ka hadlay Mayaarka magaalada Diridhabe Mudane Khadir Juhaar oo sheegay in is badalka ka dhacay ismamulka diridhabe, laga soo bilaabo maamulka ugu sareeya,…

Read More

Waxaa la sheegay in laga shaqaynayo sidii haweenka looga dhigi lahaa kuwo firfircoon oo ka faa’iidaysta qaybaha dhaqan dhaqaale iyo siyaasadda ismaamulka.

Madal aqoon is way darsii ah oo ku sabsaan xeer hoosaadka iyo shuruucda garabka haweenka ee xisbiga barwaaqo ayaa loo qabtaay xafiiska mareeyaha magaalada diridhabe. Waxaana hadloo kaso jeedisay madashan Marwo Aynalam Mangasha oo ah madaxa garabka haweenka ee Xisbiga Barwaaqo ee ismamulka diridhabe ayaa tilmaantay in lagu dadaalayo sidii haweenku ay qayb uga qaadan…

Read More