Tababarkan oo ay maamulka sare iyo kuwa dhexe ka socday xafiiska xisbiga barwaaqo ee laantisa dir dhaba ayaa maanta si habsami leh uga socday barmaamijkii subaxii sadexaad.

xoogta loogu magac daray “Dhisidda Adkeysiga Bulshada” ayaa waxaa lagu soo bandhigay oo ka hadlay Professor Jaylan Woli, Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Ardeyda ee Jaamacadda Haramaya. Waxaa madasha laga sheegay in hogaanku uu noqdo mid u adkeysan kara caqabadaha jira, kana gudbi kara caqabadaha jira, isla markaana uu u adeego bulshada isagoo caqabadaha u…

Read More

Wafti Uu Hogaaminayo Madaxa Arimaha Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Xisbiga barwaqo Mudane Dr, Biqila Hurisso Ayaa Booqday Mashaariicaha Horumarineed ee Uu Is Maamulku Fulinayo.

Wafdiga ayaa booqday xarunta madaniga ah oo lagu dhisay qarashka maamulka iyo maktabada oo lagu dhisayo dhaqaalaha kasoo xarooda buugaa uu qoray r/w dr abiy axmad. Waxa kale oo ay boqden Warshada Saliida Cunaada ah, iyo goobo kala duwan oo wax soo saarka lagu horumarinayo Waddada. Waxaana halkasi ka hadlay duqa magaalada Diridhabe Mudane Khadir…

Read More

Mashruuc ay ka faa’iidaysan doonaan 2,500 oo qof ayaa lagu wadaa in la hirgeliyo iyadoo ay taageerayso dowladda Canada oo ay ku bixi doonto 97.5 milyan oo birr.

Hay’ada SOS ee tuulada Harar oo mashruucan fulinaysa ayaa heshiis is afgarad ah la qaadatay qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada dir dhaba. Saxiixa dukumeentiga, wakiilka Agaasimaha SOS ee tuulooyinka Harar, Mudane Muluken Asfaw, “Koriinka cagaaran awoodsiinta dhalinyarada mashruuca mustaqbalka cagaaran Waxa uu sheegay in mashruucan oo lagu fulin doono magaca “Gaashanka Mustaqbalka” uu socon…

Read More

Waxaa Laa Tilmamaay In Fiiro gaar Ah loo Yeesho Ardayda si ay u noqdan Muwaadiniin karti u leh dhinacyada sayniska iyo ganacsiga.

Xafiiska Waxbarashada ee is Maamulka Diridhabe ayaa soo qaban qaabiyay Carwadii 11-aad ee Hal-abuurka Sayniska iyo Tignoolajiyada ee Dugsiyada Hoose/Dhexe iyo kuwa sare taas oo hal ku dhag looga dhigay “Hal-abuurka Farsamadu waa Dhismaha Qaranka iyo Barwaaqadena” ee Sannad Dugsiyeedka 2017. Waxaana baandhig carweedkan goob joog ahaa oo ugu horaynti ka hadlay Mayaarka magaalada Diridhabe…

Read More

Waan sii wadaynaa dadaalada aan ku abuurayno magaalooyin mataano la ah magaaladeeba oo ku kala yaala caalamka iyo Africa si aan usii wadno dadaalada aan kaga midha dhalinayno horumarka Dir dhaba.

Booqashada labada maalmood ah ay maayarka magaalada Antananarivo ee dalka Madagascar marwo Harilala Ramantisao waa qayb ka mid ah talaabooyinka aan ku dardargalinayno horumarka Diri dhaba. Marwada iyo waftigeeda iyo safiirkeena walaasheen Ganet WaldeSilase aad baan ugu mahadcelinayaa waxaanan cadaynayaa inay naga go’antahay la shaqaynta maamulka magaalada Antananarivo.

Read More

Kulaan Dood cilmiyeed ah oo ku saabsan dukumeenti heer qaran ah oo cinwaankiisu yahay ”wakhtiga dhexee ”ayaa loo qabtay shaqalaha iyo madaxda xafiska arrimaha isgadhasinta ee ismamaulka diridhabe.

Waxanaa madashan kaso qayb galay oo ujedka kulanka ka hadlay Madaxa Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda,Mudane Bruuk Faleqe, oo sheegay in dalku uu ahaa mid xooggan sannadihii la soo dhaafay oo isbadal ku talaabsaday si uu ula jan qadoo waddamada horumaray taas loo bahanyahay in lasi xojiyoo. Dhanka kale,Agaasinka Isbaddelka iyo Maamulka subaan ee Xafiiska Arrimaha…

Read More

Xubno ka tirsan Ciidanka Cirka Itoobiya Ee qaybta barigga ee gutada 3aad Ayaa uu fidiyay deeq rashiin ah dadka wayeelka ah oo aay, ku baxday lacag ka badan 300,000 oo Birr

Xubnaha iyo madaxda qaybta barigga ee gutada 3aad ee ciidanka cirka ee Itoobiya ayaa maanta ugu qaybiyay xarunta dadka wayeelka ee Dr. Asagadhech Assafa. Waxaana barnamijka ka hadlay oo ka qayb galay Col. Dhareje Bushra oo ah Taliyaha Qaybta 3-aad ee Ciidanka Cirka Itoobiya oo sheegay in barnaamijka maanta uu ugu horeeyo in aan dadka…

Read More

Waxaa la sheegay in dhalinyaradu ay dalkooda wax ka badali karaan iyagoo ka shaqeysta shaqooyin kala duwan.

Madal wada tashi ah oo ay ka soo qayb galeen dhinacyada ay khusayso ayaa maanta lagu qabtay ismaamulka Dir dhaba, kaas oo lagaga arrinsanayay sidii muwaadiniinta dalkooda dib ugu soo laabtay ee ka soo barakacay dalka dib ugu soo celin lahaa dhaqaale ahaan. Madaxa Xafiiska Haweenka, Carruurta iyo Arrimaha Bulshada ee ismamulka Dir dhaba Marwo…

Read More

Waxaa la Sheegay In Magaalada Diridhaba lagu Tayeeyn doono Horumarkeda Tignoolojiyadaha Casriga ah.

Tababarki socday muddo saddax maalmood ah oo uu Xafiiska Xisbiga Barwaaqo laantisa maamulka Diridhaba uu fidiyay hogaminta sare iyo kuwa dhexe ayaa maanta la soo gabagabeeyay. Intii uu socday barnaamijka tababarka ee maanta ayaa waxaa sidoo kale lagu sheegay in la dhiso magaalo casriya iyo tayeynta adeegyada ay bixiyaan hay’adaha iyadoo la adeegsanayo tignoolajiyada, gaar…

Read More