Maktabadda Imirta, ee laga dhisay magaalada Diridhabe, ayaa lasheegay in ay kaalin mug leh ka qaadan doonto horumarinta dhaqanka wax akhris ee bulshada ismamulka.

Maktabadda Imirta oo loo dhisay qaab casri ah oo heerkeedu sarreeyo, isla markaana ay gacan ka siiyeen maamulka iyo iibka buuga jiilka Madhamer ee uu qoray Ra’iisal Wasaare Abiy Axmad (PhD), ayaa hadda la dhamaystiray, waxaana dhawaan loo furi doonaa bulshada ismamulka, sida uu sheegay Madaxa Xafiiska Dhaqanka iyo Dalxiiska ee is Maamulka Diridhabe mudane…

Read More

Garabka Haweenka ee Xisbiga Barwaaqo ee degaanka Oromiya Ayaa Taageero uu fidiyay Dadka Danyarta Ah.

Garaabka Haweenka Xisbiga Barwaaqo ee degaanka Oromiya iyo Garabka Haweenka Xisbiga Barwaaqo ee Diridhabe ayaa maanta soo qabanqaabiyay barnaamij samafalka ah ee xiliga xaggaga. Waxaana barnamijka lagu bilabay Olole nadaafadeed iyo dhir beeris,iyo sido kale garabka haweenka ee xisbiga barwaaqo ee Oromiya ayaa taageero kala duwan u fidiyaay dadka danyarta ah iyo ardayda. Maayar ku…

Read More

Waxaa laqabtay doorashada gudiyada ugu waawayn ee kor uqaada hawlaha horumarineed ee lasameeyay iyadoo ay kasoo qaybgaleen bulshada kudhaqan degmada 03 iyo kormeerka mashaariicda caasimada ee laqabanayo 2018.

Inkasta oo ay jiraan saddex mashruuc oo la qorsheeyay 2016-17 Kesira, Depo iyo Nembarwaan ayaa hadana waxaa la xusay in laga soo shaqeeyay sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka biyo-mareennada iyo khatarta fatahaadda ee deegaanka loo yaqaanno dejinta beddelka oo qorshahan lagu ansixiyay, waxaana la gaaray in ka badan boqolkiiba sagaashan iyo shan, waxaana lagu…

Read More

Barnaamijka Dhiritaanka ee Dhaxalka dirta Cagaaran ayaa lagu qabtay jamacada diri dhabe “beeristu waa furaha guusha”.

Ka dib wareegii 7aad ee Barnaamijka Dhirta Dhaxalka Cagaaran ayaa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laantisa Diridhaba oo kaashanaya Gudida Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jaamacada Diridhaba waxa ay Dhirbeerista lagu beeray Xarunta Jaamacada Diridhaba. Sida uu barnaamijka ku sheegay la taliyaha gaarka ah ee xafiiska barwaaqo ee laantani diridbabe mudane Yonas Mbete kana mid ah gudiga isku…

Read More

Xisbiga Barwaaqo Ee Laanta Diridhabe, ayaa qabtay kulan dood cilmiyeed ah ku saabsan sidii hawlihii u qorshaysnaa ee sanadkan 2018-ka looga midho dhalin lahaa.

Xisbiga Barwaaqo ee laantiisani magaalada Diridhabe ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsan qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2018ka la yeeshay mamulada dagmooyinka, iyo hay’adaha kala duwan ee ururka xisbiga barwaaqo . Madashan ayaa la filayaa in hogaanku uu soo dajiyo qorshahan sida ay u abaabulan yihiin hay’adahooda, tababaro iyo ogaysiisna ku sameeyaan, waxaana madashaasi ugu horaynti…

Read More

Maalinta Jaceylka iyo Nabada oo lagu Xusay Tartan Ciyaareedka baaskiilka .

Magaalada Diri Dhabe waxaa saaka si weyn looga xusayaa maalinta Jacaylka waxaana saaka ka bilaabmaya tartanka baaskiilka. Tartanka baaskiilka ayaa loo qabtaa saddex marxaladood, iyadoo ay ku tartamayaan koowa sare iyo koowa dhexe Munaasibadan oo ay ka soo qayb galeen maayarka magaalada Diri Dhabe mudane Kadir Juhar wasiirada arimaha dibada, isku xidhka xidhiidhka qurba joogta…

Read More

Toddobaadka xisaha diridhabe ee marki 4-aad ayaa si wayn looga xusaya magaalada Diridhabe.

Waxaa 5-ta maalmood ee soo socda magalada diridhabe lagu xusayaa toddobadka xisaha Diridhabe, iyadoo dood cilmiyeed diirada lagu saarayo dhaqanka, taariikhda, afka iyo haybta qoomiyadaha, suugaanta, tartamada ciyaaraha, booqashooyinka mashaariicda horumarineed, iyo munaasabado lagu xoojinayo wada jirka. Toddobadka xisaha diridhabe waa goob ay isugu yimaadaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Diridhabe iyo asxaabtooda meelkasta oo ay…

Read More

Xisaha Todobaadka diridhabe 4-aad ee“Maalinta Diridhabe Caalamiga ah” ayaa si wayn loogu xusayaa munaasabado kala duwan.

Saaka oo saacadu markay ahayd 12:00 Subaxnimo ka bilaabmay fagaaraha lagaarka diridhabe, waxa ka bilaabmay socdal lug ah oo u maamulku ku soo mareen hawlaha horumarinta wadooyinka iyo sidoo kale bandhig sawireed lagu soo bandhigayay muuqaalka guud ee xafladan oo lagu soo bandhigayay sadexdii sano ee la soo dhaafay ee xisaha toddobadka diridhabe, iyo barnaamij…

Read More

Gollaha hay’adaha dimaha ee ismamulka diridhabe ayaa sheegay in hay’adaha diimuhu kaalin wayn ku leeyihin nabadaynta iyo midnimada shacabka.

Gollah Hay’adaha diinmaha ee Diridhabe ayaa wada tashi la yeeshay qaybaha kala duwan ee hay’adaha ay khusayso arrimaha nabadaynta iyo ilaalinta nabadda uu maamulku abuuray. Sheekh Ibraahim Imaam, oo ah guddoomiyaha hay’adda dimaha ee magalada Diridhabe ayaa sheegay in nabaddu ay tahay fadli qiimo badan oo marka nabad la helo ayu jilkuna wax barta oo…

Read More