Masuuliyiinta degmada 04 ee la doortay ayaa kormeer shaqo ku sameeyay

Maamulka degmada 04 ee golaha maamulka Diridhaba ayaa saaka kulan wadatashi ah la yeeshay dadweynihii doortay Galabta ayaa waxa ay kormeer ku soo mareen adeeg bixinta xarumaha adeegyada bixiya ee degmada. Waxaana ay u kuurgaleen habsami u socodka hawlaha shaqo ee Saldhigga Booliska Gende qoore iyo Xarunta Caafimaadka,iyagoona kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda iyo…

Read More

Waxaa lagu dhawaqaay in Shaqooyin bulshadda wax tar uu leh laga qabtay shantii sano ee la soo dhaafay dhinaca haqab beelka cuntada.

Madaal Dood iyo waayo aragnimo la isku waydaarsaday hawlo shaqo oo ka kooban shan waji oo ka mid ah hawlaha badbaadada horumarinta reer miyiga ee ka socda xafiiska beeraha, khayraadka biyaha iyo tamarta ee is maamulka Diridhaba,ayaa maanta la qabtay. Ku-xigeenka Xafiiska Beeraha, Khayraadka Biyaha iyo Tamarta ee is Maamulka Diridhaba mudane Maxamad Amiin,oo ugu…

Read More

Xubnaha Golaha Maamulka Diridhaba ee loo doortay inay matalaan degmada 4aad ayaa yeeshay kulan ay isugu yimaadeen dadwaynaha

Maamulka Diridhaba ayaa maanta yeeshay wareeggii 3-aad ee madasha matalaada bulshada iyadoo ay doorteen xubnaha golaha maamulka ee matalayay bulshada degmada 4. Waxaa madasha lagu soo bandhigay warbixin ku saabsan waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee ay degmada qabatay sanadkan 2017, waxaana dood dheer laga yeeshay. Madashan dood wadaagta ah ayaa dadka deegaanku waxa ay sheegeen in…

Read More

Shirkadayada Masuuliyadda Xaddidan ee Savings and Credit Cooperative ayaa qabatay shirkeedii 3aad ee Sannadlaha ah ee Guud

Waxaa la soo bandhigay lagana dooday lana ansixiyay warbixinada waxqabadka 2017 iyo hanti dhowrka iyo sidoo kale qorshaha miisaaniyada 2018. Madaxa fulinta ee komishanka iskaashatooyinka Itoobiya mudane Berhanu Dufera oo madasha ka soo qayb galay ayaa sheegay in inkasta oo shirkadeena Savings and Credit Cooperative Limited Liability Company la aasaasay mudo kooban hadana shaqada ay…

Read More

Waxaa la sheegay in shaqada Tabaruca loo qabto si joogto ah iyadoo lagu xirayo shaqada caadiga ah.

Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha iyo maliyaada ee ismamulka Diridhaba iyo Wakkaladda dakhligga ee is Maamulka diridhaba, ayaa barnaamij isxilqadka ee bilaha xagaga ku qabtay Beerta Dr. Cali Bira. Barnaamijka ayaa isugu jiray dhir beerid iyo dhiig ku deeqid. Madaxa Xafiiska Horumarinta Dhaqaalaha iyo malliyada ee ismamulka Diridhaba Marwo Muluuka Maxamad,oo barnamijka kaso qayb gashay ayaa sheegtay…

Read More

Maamulka Degmada 03 ayaa dib u eegis ku sameeyay warbixinta fulinta qorshaha sanad miisaaniyada 2017 iyo qorshaha sanad miisaaniyada 2018 T.I

Waxaa la sheegay in waxqabadyo horumarineed iyo maamul wanaag la fuliyay sanad miisaaniyadeedka 2017 ee dhamaaday si loo xaqiijiyo ka faa’iidaysiga bulshada degmada. Dhanka shaqo abuurka, dhimista saboolnimada, kordhinta wax soo saarka beeraha ee magaalada sabtida iyo Axada, sugida nabadgalyada iyo deegaanka, ka jawaabista su’aalaha horumarka iyo maamulka suuban ee shacabka, ayaa waxaa halkaasi ka…

Read More

Waxaa la dhagax dhigay bilowga waddo xawaare sare leh (Express Way) oo isku xidhaysa Diridhabe iyo Ma’ayso oo ay ku baxayso lacag dhan 62.5 Bilyan oo Birr.

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka JDFI, Mudane Temesgen Tiruneh, ayaa dhagax-dhigay bilowga waddadani oo uu dhererkoodu ka badan yahay 144 Km, halka balaceeduna yahay 33.9 meter. Munaasibadda dhagax-dhigga waxaa ka qayb’galay, Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo, lehna awood Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Aadan Faarax Ibraahim, Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar iyo masuuliyiin heer fadaraal ah. Waddadani oo…

Read More

Waxaa la sheegay in loo baahan yahay in la is garab istaago xilliga xagaga iyadoo loo marayo shaqoyinka sama falka.

Xafiiska Maayarka ee is Maamulka Diridhabe ayaa Xarunta Maamulka Ciidanka Asluubta iyo Hoyga maxabista diridhabe, ka qayb qaatay taakulaynta adeega is xilqadka xagaga ee sanad 2017 oo ay ka mid yihiin dhir beeris, dhiig ku deeqid, daryeelka nadaafadda haweenka maxaabiista ah iyo sidoo kale raashinka caruurta ee caruurta maxaabiistu hayso. Mudane Dhareje Tsegaye, oo ah…

Read More