Jimicsi jireed ayaa la sameeyay si loogu xuso dhamaystirka biyo xidheenka waeyn ee itoobiya .

Jimicsi jireed ayaa maanta la sameeyay si loogu xuso dhamaystirka biyo xidheenka wayn ee itoobiya iyadoo halkudhigeedu yahay “wax soo saarka iyo soo noolaynta”. Dhoolatuskan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga dhalinyarada iyo ciyaaraha ismaamulka Diridhaba ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda sare ee maamulka, shaqaalaha dowladda, iyo shacabka maamulka oo uu ugu horeeyo…

Read More

Waxaa la qabtay Madal Dood Cilmiyeed ah Oo Ku Saabsan Dhamaystirka Biyo Xidheenka Wayn Ee Itoobiya.

Xafiiska Arimaha Isgaadhsiinta dowlada ee is Maamulka Diridhaba, ayaa maanta qabtay dood cilmiyeed ay ka soo qayb galeen madaxda iyo shaqaalaha xafisku oo ku saabsan dhamaystirka biyo xidheenka wayn ee Itoobiya. Waxaana madashasi ka hadlay Madaxa XafiiskaArrimaha Isgadhsinta dawlada ee is Maamulka Diridhaba, Mudane Buruk Faleqe, oo sheegay in dhismaha biyo xidheenka wayn ee itobiya…

Read More

Dhamaystirka Biyo-xidheenka wayen ee wabiga abay wuxuu tusay awoodda Itoobiya iyo midnimada adduunka, sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Intii lagu guda jiray carwo sawireedka ah oo lagu xusayay furitaanka biyo xidheenka wabiga wayen ee Itoobiya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa sheegay in dhameystirka biyo xireenka waeyn ee wabiga abay uu muujinayo awoodda Itoobiya iyo midnimada adduunka. Kulankan sawirka ah ayaa waxaa ka hadlay ku xigeenka xafiiska beeraha, biyaha, macdanta iyo tamarta ee ismaamulka…

Read More

Waxaa lagu dhawaqay in xooga lasaro ka hortaga Tahriibka iyo Cadaadiska ay ku nafwaayaan dhalinyaro badan.

Jaamacadda Diridhaba oo kaashanaysa Jaamacadda Addis Ababa iyo Hay’adda Shaqaalaha Adduunka (ILO) ayaa qabanqaabinaysa shirwayne caalami ah oo hal-ku-dhiggiisu yahay “Hay’adda socdaalka iyo horumarinta” oo ay ka soo qayb galayaan cilmi-baarayaal iyo hay’ado dawladeed oo ka kala socda dalal kala duwan. Shirkan oo magalada diridhaba maanta ka furmay ayaa socon doona labo maalmood. Waxaa madasha…

Read More

In ka badan 300 oo arday oo danyar ah ayaa la siiyay deeq agab waxbarasho.

Xafiiska Haweenka, Caruurta iyo Arimaha Bulshada ee isMaamulka Diridhaba, oo kaashanaya Xarunta Haweenka iyo Dhalinyarada ee Itoobiya ayaa agab waxbarasho gaadhsiiyay ardayda danyarta ah munaasibada sanadka cusub awgeed. Madaxa Xafiiska Haweenka, Caruurta iyo Arrimaha Bulshada ee Maamulka Diridhaba Marwo Xukmiya Maxamad oo ka qayb gashay barnaamijkan ayaa sharaxday in taageero loo fidiyo dadka danyarta ah…

Read More

Waxaa la qabtay bandhig sawiro ah oo lagu xusayay dhamaystirka biyo xidheenka wayn ee wabiga abay oo astaan ​​u ah midnimada iyo awooda Itoobiya.

Bandhig sawireed ayaa lagu qabtay xarunta Alliance Francis Center ee magaalada Diridhaba, halkaas oo ay ka soo qayb galeen dad badan. Bandhiga sawirada ayaa inta badan loo soo agaasimay xuska ka qaybgalka taariikhiga ah iyo taageerada ay shacabka maamulkaasi u hayaan biyo xidheenka waeyn ee wabiga abay . Bandhiga sawirada ayaa waxaa sidoo kale ka…

Read More

Xafiiska Arimaha warfaafinta dawlda ee ismaamulka Diridhaba ayaa sheegay in ay farxad u tahay in sanadka cusub ay la qaataan dadka waayeelka ah ee dalkeena wax badan uga soo shaqeeyay.

Xafiiska Arrimaha warfaafinta dawlda ee ismaamulka Diridhaba, ayaa munaasibadda sanadka cusub qado sharaf kula qayb-galay xarunta waayeelka iyagoo si wada jir ah u ciiday. Madaxa Xafiiska Arrimaha warfaafinta dawlda ee ismaamulka Diridhaba, Mudane Buruk Feleqe, oo ka qayb galay barnaamijka, ayaa salaan ka soo jeediyay waxa uu sheegay in xafiisku uu si joogto ah u…

Read More

Annagu ma nihin kaliya, carruurta wabbiga nil, ee waxaan nahay sidoo kale boqorttoyada wabiga Nil.

Taliyaha guud ee Booliska Diridhaba.Komishineer Alamu Magra. Taliyaha Ciidanka Booliska ee Diridhaba Alamu Magra oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in biyo xidheenka wabiga abay uu yahay Dhaxalkeena, maadaama riyadii awoowayaasheen ee ahayd in la xaddido wabiga Niil ay rumowday markii la xidhay. Waxa uu intaasi ku daray in dhamaystirka Biyo-xireenka abay, gaar ahaan…

Read More

Mayaar ku xigeenka ismamulka magalaada Diridhaba Mudane Xarbi Buux, Ayaa Sheegay In dalku Ka soo gudbay Caqabadihii ina soo Maray, isla Markaana Aanu gaadhnay Gullo Waa Wayn , Anagoo ilaalinayna Qaranimada.

Maamulka Magalaada Diridhaba ayaa maanta xuska 2-aad ee maalinta wadajirka si heersare ah uu xusay taas oo halku dhig looga dhigay“baxadeenu waa quruuxda Itoobiya” iyadoo lagu soo bandhigay munaasabado kala duwan oo lagu xoojinayo midnimada qaranka. Waxaana furitaanki madasha xuska ka hadlay maayar ku xigeenka ismamulka diridhaba mudane Xarbi buux,oo yidhi in aaynu ka soo…

Read More