Bangiga Ganacsiga Itoobiya Ee laantisa Diridhaba,ayaa Qabtay Munaasibad deeq Raashin ah oo Loogu Qaybinayay dadka danyarta ah Sanadka Cusub Ee 2018 Awgeed.

Bangiga Ganacsiga ee Itoobiya ayaa sii xoojinaya ka qaybgalka bulshada iyo taakulaynta qaybaha kala duwan, gaar ahaan ilaalinta deegaanka iyo horumarinta cagaaran, caafimaadka, waxbarashada, gargaarka bini’aadantinimo, masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa bani’aadamka, dhismaha qaranka iyo arrimaha kale ee bulshada iyo dhaqaalaha isagoo ka qayb qaadanaya tabarucaad maaliyadeed iyo mid agabba. Baangiga ganacsiga Itoobiya ee laanta…

Read More

Duqa Ismamulka Magalaada diridhaba Mudane Khadir Juhar, ayaa sheegay inay ka mamul ahaan si hagar la’aan ah uga shaqayn doonnan sanadka cusub si loo sugo “nabadda iyo amniga maamulka iyo sidii loo kordhin lahaa loolanka maamulka, kobaca iyo barwaaqada Itoobiyana loo gaarsiin lahaa meel sare”

Maalinta Baqume 1-aad oo ah maalinta loo asteyay dulqaadka iyo adkaysiga ayaa si xamaasad leh looga xusay ismaamulka magaalada Diridhaba taas oo halku dhig loga dhigay “Dal Xoogan oo Aasaas Adag leh”. Duqa magaalada diridhabe Mudane KhadirJuhar, oo goobta munasibada maalinkan ka hadlay ayaa dhambaalkiisa soo gaadhsiiyay, isagoo u rajeeyay in ay bulshadu maalintan wanaagsan…

Read More

Waxaa Laa Qabtay Madal Ku Saabsan Xaalada guud Ee Dawarsiga Wadooyinka magalada Diridhaba.

Xafiiska Haweenka, Caruurta iyo Arrimaha Bulshada eeis Maamulka Diridhaba oo kaashanaya Xafiiska Cadaalada iyo Arrimaha nabaad galyada ee is Maamulka Diridhaba iyo Hay’adda isku dhafka ah ee horumarinta bulshada ayaa maanta la yeeshay dood wada tashi ah oo ku saabsan xaaladda nololeed ee waddoyinka iyo dawarsiga is maamulka magalada Diridhaba. Waxana ugu horaynti madashasi ka…

Read More

Madasha Wadatashiga iyo Iskaashiga ee Gobollada degaanada waxay gacan ka geysan doontaa xalinta khilaafaadka gobolka iyo dhisidda xiriir adag oo bulsho iyo shacab -Marwo Zahra Umed Guddoomiye ku-xigeenka Golaha Federaalka ee Federaalka Itoobiya

Golaha federeeshinka federshinka itoobiya oo kaashanaya hay’ada UNDP ayaa ismaamulka Diridhaba ku qabtay madal diirada lagu saarayay xidhiidhka dawladaha iyo nabadaynta gobolada dariska ah ee bariga Itoobiya. Si loo sii xoojiyo, loona taabo-geliyo nidaamka xidhiidhka dawladeed ee dalkeenna, waxa la ansixiyay oo la dhaqangeliyay xeer L 1231/2013 ee ku saabsan nidaamka xidhiidhka dawlad-goboleedyada. In kasta…

Read More

Xafiiska Arimaha warfaafinta dawlada ee ismaamulka Diridhaba ayaa waxa uu siinayaa tababaro la xidhiidha xidhiidhka dadwaynaha iyo xirfadlayaasha isgaadhsiinta oo ku saabsan isgaadhsiinta casriga ah .

Madaxa Xafiiska warfaafinta dawlada ee ismaamulka Diridhaba, mudane Brook Feleqe, ayaa sheegay in xirfadlayaasha xidhiidhka dadweynaha iyo isgaadhsiinta ee hay’adaha dawladda iyo qaybaha kala duwan ee dawladda loo baahan yahay in loo dhiso aqoon iyo xirfad si ay u daboolaan baahiyaha xogeed ee dadweynaha, iyadoo kor loo qaadayo aqoontooda iyo xirfadahooda dhinaca Tignoolajiyada casriga ah….

Read More

Xafiiska Arimaha warfaafinta dawlada ee ismaamulka Diridhaba ayaa magaalada Harar ku qabtay tababaro hal ku-dheggiisu yahay Warbaahinta Dijital ah oo loogu talagalay Xidhiidhka Dadweynaha iyo Xirfadlayaasha Warbaahinta ee Hay’adaha Maamulka.

Waxaa la gaaray waqtigii la fahmi lahaa baaxadda iyo saameynta ballaaran ee baraha bulshada, kuwaas oo awood u yeeshay inay soo jiitaan xitaa xarumaha warbaahinta rasmiga ah, iyagoo si joogto ah u cusbooneysiiya iyaga oo kasbanaya soo dhaweyn iyo sumcad ballaaran oo adduunka oo dhan ah. Tababarkan ayaa loo diyaarinayaa in loo baahan yahay in…

Read More

Waxaa Lagu Qabtay Isbahaysiga Barwaaqo ismaamulka Diridhaba Madal Halku dhigeedu ahaa “U badalka Itobiya Dal Ku Dayasho mudan” ayaa lagaga hadlay Socdaalkii Xisbiga Barwaaqo ee Sanadihii lasoo dhaafay iyo Dhinacyada diirada lagu saari doono sanadaha soo socda.

Xafiiska Arrimaha warfaafinta dawlada ee ismaamulka Diridhaba Waxaa maanta lagu qabtay xarunta Isbahaysiga Barwaaqo ee ismaamulka Diridhaba madal halku dhigeedu yahay “In Itoobiya loo bedelo dal ku dayasho mudan” ayaa lagaga hadlay socdaalkii sannadihii la soo dhaafay ee xisbiga barwaaqo iyo dhinacyada uu diirada saarayo sanadaha soo socda. Xubnaha Isbahaysiga ee ka soo qayb galay…

Read More

Waxaan si dhab ah u aragnay in Diridhaba ay tahay magaalo soo dhawayn leh” Wasiirka Hal abuurka iyo Tignoolajiyada Beliko Molla (PhD)

Iyadoo Wasaaradda Hal-abuurka iyo Tignoolajiyada, Hay’adaha Gobolka iyo kuwa masuulka ka ahba ay magaalada Diridhaba ku qabteen madal dood wadaag ah oo ku saabsan meel marinta qorshaha sanad miisaaniyeedka 2017ka iyo qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2018ka. Maamulka Diridhaba ayaa hadyad jacayl ah gudoonsiiyay marti sharaftii Diridhaba u timid ka qayb galka madashaasi. Sidaasi darteed, waxa halkaasi…

Read More

Komishinka Maaraynta Khataraha Masiiboyinka ee Ismaamulka Diridhaba ayaa soo diyaariyay tababar wacyigelin ah oo loo diyariyay maamulka sare ee ismaamulka.

Kulanka ayaa waxa ka soo qayb galay guddiga joogtada ah ee golaha baarlamaanka, xubno ka socday xafiiska xisbiga, laamaha warbaahinta, iyo sidoo kale xafiiska duqa magaalada. Mudane Suleyman Cali, oo ah komishinka xafiiska maaraynta khataraha masiibooyinka, ayaa warbixin ka jeediyay madasha. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in ujeeddada kulanka ay tahay sidii loo horumarin lahaa qorshayaasha…

Read More