Munasibada xuska Masqal Dhamera ayaa si heersare ah looga xusay magaalada Diridhaba.

Munaasabada Masqel Dhamara ee sanaadka 2018 -ka ayaa si wayn looga xusay magaalada Diridhaba iyadoo ay dadka dintaa ortodhoksiga haysa aay isugu soo bexeen fagaaraha Lagaarka. Magalaada Diridhaba ayaay dad badan oo ay kamid ahayeen badariyasha diinta ortodhooksiga ayaa si wayn ugu dabaal dagaya xafladan,iyaga oo wata xabboo Dhamara lagu xuriyo,iyaga oo ku labisan dharka…

Read More

Waxaa la sheegay in dhismayaal ganacsi iyo kuwo la dagan yahay oo ku yaala goobaha horumarinta ee Waddooyinka la tayeynayo.

Ismaamulka Diridhaba ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay dadka deegaanka mulkiilayaasha dhismayaasha iyo hay’adaha ku shaqada leh sidii loo hirgalin lahaa horumarinta waddooyinka iyo dhismaha waddooyinka iyo weliba wejiyada xiga ee horumarinta waddada. Maareeyaha wakalada Ruqsadda Dhismaha iyo Xakamaynta ee ismaamulka Diridhaba mudane Ephraim Girmay oo madashaasi ka soo qayb galay ayaa sheegay in laga…

Read More

Waxaa Maamulka Diridhaba lagu Qabtay Barnaamij Nadaafadeed oo lagu xusayay Munaasibada ciida dabshidka .

Intii uu socday barnaamijka ayaa waxaa goobta lagu xusayay Munaasabadda ciida dabshidka nadaafadda ka sameeyay Duqa magaalada Diridhaba Mudane Khedir Juhar oo ay wehliyaan Abayasha diimaha iyo dhalinyaro tabaruucaadka . Waxaa la sheegay in magaalada Diridhaba ay tahay magaalo ay dhammaan diimuhu ku wada nool yihiin kalgacal, midnimo iyo nabad, waxaana la tilmaamay in ciidahaasi…

Read More

Duqa ismaamulka Dir dhab mudane Khadiir Joohar ayaa heshiis ku saabsan mashaariicda sannadkan laga fulinayo ismaamulka la saxeexday xafiisyada iyo wakaaladaha kala duwan ee mashaariicda fulinaya

Saxeexan ayaa loova goleeyahay in xafiisyada iyo wakaaladaha si cad loogu bayaamiyo hawlaha ay qabanayaan Duqa ismaamulka mudane Khadiir Joohar oo madasha ka.hadlay ayaa sheegay mashaariic gaadhaysa illaa 147 mashruuc la fulindoono iyadoo ay ku baxayso aduun gaadhaya 8 bilyan oo birr wuxuuna madaxda heshiiska saxeexday kula dardaarmay inay hadh iyo habeen ka shaqeeyaan sidii…

Read More

Waxaa Laa Sheegay In Adeega hal goob ee Mesob dire Aay si Wayn u Xoojinaysoo dadaalka loogu jiro xaqiijinta dirirdhaba Casriyaysan.

Waxaa maanta si rasmi ah loo daah furay Adeegga Xarunta hal goob ee laga dhisay ismamulka diridhaba. Duqa ismamulka diridhaba mudane Khadir Juhar oo dah furka xarunta ka hadlay aya yidhi in Dhismaha xarunta ee hal goob ay door aan la bedali karin ka qaadan doonto sidii dib u habaynta adeega dawlada iyo maamulka ee…

Read More

Magaalada Diridhaba waxaa ka dhacay madal fagaare ah oo lagaga hadlayay dhamaystirka biyo xidheenka wayn ee itoobiya.

Waxaa maanta la qabtay madal dood wadaag ah oo halku dhigiisu ahaa wax soo saarka iyo soo noolaynta dhamaystirka biyo xidheenka. Khudbadii uu ka jeediyay madasha dood cilmiyeedka ayaa waxaa madasha dood cilmiyeedka ka jeediyay Duqa magaalada Diridhaba mudane Khedir Juhar oo sheegay in biyo xireenkeena wayen ee wabiga abay uu tusaale u yahay fulinta…

Read More

Kuliyadda Ol-Bright International lanteeda Diri Daba aay markii ugu horraysay aayka qalin-jabisay 120 arday oo ku takhasusay barnaamijyada tababar farsamo iyo xirfado kala duwan, kuwaas oo shahaadada Diploma lagu guddoonsiiyey.

Munaasabadda qalin-jabinta waxaa ka hadlay Madaxa Xafiiska Duqa IDD, Mudane Gabayyo Tilahun, kaas oo xusay in kulliyadaha iyo jaamacaduhu ay kaalin weyn ka qaataan xalinta dhibaatooyinka bulshada iyo dalka iyagoo adeegsanaya cilmi-baaris iyo aqoon casri ah. Wuxuu carrabka ku adkeeyey in Kuliyadda Ol-Bright International, inkastoo ay muddo kooban jirtay, ay soo saartay arday aqoon iyo…

Read More

Waxaa laa sheegay in Dire Microfinance aay tahay hay’ad macaamiisheeda ka baddeshay nolosha saboolnimada una baddashay dhanka barwaaqada iyadoo ku xiraysa riyooyinkooda.

Dire Microfinance ayaa maanta qabatay shirwaynaha macaamiisha si loo aqoonsado kobaca wadajirka ah ee bulshada. Sidoo kale duqa magaalada Diridhaba mudane Khadir Juhaar oo isna ka qayb galay barnaamijka ayaa ku dheeraaday saamaynta wanaagsan ee ay ku leedahay dhaqaalaha maamulka Dire Microfinance, isagoo sheegay in ganacsatada, haweenka, ganacsatada, beeralayda iyo farsamayaqaanada aan fursad u helin…

Read More

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Bangiga Ganacsiga ee Itoobiya Mudane Abe Sano, ayaa so gaadhay magaalada Diridhaba si ay uga wadahadlaan sidii loo dardargalin lahaa socdaalka horumarka magaalada Diridhaba kasocda ee caqli galnimada ah, iyadoo la kaashanayo maamulka Diridhaba iyo sidii loo xoojin lahaa shaqada ka socota dhinaca Tignoolajiyada casriga ah.

Wafdiga ayaa markii ay ka soo kaso dageen garoonka diyaaradaha ee magaalada Diridhaba waxaa si diiran ugu soo dhaweeyay maayarka maamulka magaalada Diridhaba Mudane Khadir Juhaar, Maayar ku xigeenka maamulka Diridhaba mudane Xarbi Buuh iyo sidoo kale hogaminta sare ee maamulka iyo maareeyayaasha laamaha bangiga ganacsiga ee Itoobiya. Waftigan ayaa booqan doona mashaariicda horumarineed ee…

Read More

Waxaa lagu sheegay in aan ka soo baxno mas’uuliyadda naga saaran kobaca iyo barwaaqada maamulkeena innagoo bixinayna canshuuraha ku waajibay.

wakaalada Dakhliga ee ismaamulka ee Diridhaba ayaa maanta ganacsatada la yeelatay dood ku saabsan daah furka Dhaqdhaqaaqa Canshuuraha ee 2017 iyo Xeerka Dakhliga Federaalka ee wax ka bedelka lagu sameeyay ee Lr. 1395 \ 2017. Duqa magaalada Diridhaba mudane Khedir Juhar oo isla barnaamijkaas ka hadlay ayaa sheegay in canshuurtu ay wax weyn ka tarto…

Read More