Wareegii 3aad ee ololaha isku dhafka ah ee tallaalka cudurka dabeysha ee maamulka ayaa laqaban doonaa laga bilaabo 30-ka September. Xafiiska Caafimaadka Maamulka Diridhaba
Wareegii 3-aad ee ololaha isku dhafka ah ee tallaalka cudurka dabaysha ee maamulka magaalada Diridhaba ayaa la qaban doonaa laga bilaabo 30-ka bisha September, sida uu maanta warbaahinta u sheegay ku xigeenka xafiiska caafimaadka maamulka Diridhaba Mudane Yuusuf Siciid oo maanta warbaahinta la hadlay. Madaxa ayaa ku dhawaaqay in tallaalka dabaysha ee carruurnimada la siin…


