Is Maamulka Diridhaba, ayaa maanta bilabaay madasha warbixinta waxqabadka rubuca 1aad ee sanad miisaaniyadeedka 2018-ka.
Waxaa madasha lagu soo bandhigay waxqabadka qorshaha rubaca 1aad shaqo abuur losameeyay 3,522 muwaadiniin ah ee oo ku nool magaalada iyo 911 ka mid ah fursadaha shaqo ee miyiga. 240,000 Litir oo Saliid ah, 1,400 Kun oo Sonkor ah iyo 4,500 Kita oo deef ah ayaa sanad walba loo qaybiyaa bulshada, waxaana iska kaashaday Shirkadda…


