Waxaa laa sheegay in guryaha wayeelka iyo dadka danyarta loodhisayoo wax badan noloshodo iska badaleen.

Dhismaha guryaha dadka danyarta ee Dagmada 01, Gande rige,iyo Dagmada 04 ayaa maanta lagu wareejiyay dadki loogu talagalay. Munasibada wareejinta guriuaha ayaa waxaa kaso qayb galay oo farin halkasi ka gudbiyay Mudane Ibrahim Yusuf,oo ah Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqada ee laanta diridhaba ayaa yidhi in ahmiya gaar ah lasaray dadka danyarta sii aay u helan…

Read More

“Laga bilaabo hada, habeennadii aan seexan waayay way dhammaadeen”

Dhismaha Guriga ismaamulka Diri Dhabe ee Dadka Danyarta ah ismaamulka Diri dhabe Maanta, in ka badan 14 guri oo laga dhisay Degmada 05,08, iyo 02 waxaa furay kuwareejiyay Ku-xigeenka Duqa ahna madaxa xafiiska ganacsiga malgashiga iyo warshadaha ismaamulka Diri Dhabe mudane xarbi buux iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha ismaamulka Diri dhabe , Marwo Karima Cali. qoysaska…

Read More

Bulshadda ku dhaqan xafada bargeele ee dagmada 02 ayaa sheegay inay ku faraxsanyihin wadada raafta ee laga hirgaliyay xafadasi.

Waxaa maanta la soo gabagabeeyay oo la daah furay mashruuc biyo mareen oo dhararkisu yahay 1 KM iyo 7 mitir oo wado raaf ah. Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laanta diridhaba,Mudane Ibraahim Yuusuf,oo ka hadlay xaflada furitaanka ayaa hambalyo u diray bulshada agaasi,wuxuuna sheegtay in magaalada Diridhaba laga sameeyay hawlo badan oo horumarineed oo ku…

Read More

Waxaa laa sheegay in dhaqaanka is caawinta lasi xoojiyo sii loga baxo dul sarnimada.

Komishiinka maaraynta khatarta masiibooyinka ee ismaamulka Diridhaba ayaa maanta kulan ay la qaateen qaybaha kala duwan ee bulshada si ay bulshada ugu wacyi galiyaan sidii ay u abaabuli lahaayeen masuuliyada qoyska iyo ururka iskaashiga bulshada waxa uu qabtay kulan wacyi galin ah. Waxaana madashan kaso qayb galay oo ka hadlay Mudane Shaakir Axmad oo ah…

Read More

Swift Cooperative Society waxay bixisaa 200 oo baabuur koronto ah oo iib ah

Swift Cooperative Society, oo caan ku ah soo bandhigida gaadiid tayo leh oo magaaladeena ah 2025, casriyeynta waaxda gaadiidka iyo badbaadinta kharashka shidaalka, ayaa soo bandhigtay 200 oo baabuur koronto ah oo loogu adeego. Munaasabada xil wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxa xafiiska xisbiga barwaaqo ee laantani Diridhaba Mudane Ibraahim Yuusuf. Madaxa maamulka,…

Read More

Shirkkadda dhabada Tareenka ee diridhaba dawanle, ayaa Sheegtay inaay 15 qof ku dhinteen shilkii habeen hore dulleedka magalada shinile ka dhacay.

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay shil tareen oo lama filaan ah oo so gadhay tareenka diridhaba dawanle, sida uu warbaahinta u sheegay madaxa shirkadda tareenka Diridhaba dawanle Mudane Ayale Woldha yohannis, oo maanta warbaahinta la hadlay. Shilkaas waxaa ku dhintay sida laxaqijiyay 1 qof oo shaqaale ah iyo 14 rakaab ah, 28 kalena…

Read More

Waxaa lashaciyay xiliga qabiladda iyo diiwaangalinta ardayda cusub ee kuliyaddaha farsamada iyo xirfadaha diridhaba,oo labilabi doono bisha dirir/diqimti 12 ila 30/2018,.

Diwaan galinta ardayda cusub ayaa laqaban doonaa inta u dhaxaysa 12-30,ee bishan,sannad dugsiyeedka 2018,sida aay sheegtay ku xigeenka xafiska shaqada iyo xirfadaha ee ismamulka diridhaba marwo faduum mustafa. Waxa ay sheegtay in maamulku uu ahmiyad gaar ah siinayo waxbarashada farsamada gacanta. Waxaayna sheegtay marwo faduum mar aay warbaxinta lahadlaysay in Labada kuliyadood ee dowladda ay…

Read More

Wadahadalo lala yeeshay dhinacyada ay khusayso ee ka shaqaynaya balaadhinta magaalooyinka iyo horumarinta magaalooyinka .

Xafiiska horumarinta magaalooyinka iyo dhismaha maamulka magaalada Diridhaba ayaa kulamo la yeeshay qaybaha kala duwan ee ka shaqeeya balaadhinta magaalooyinka iyo horumarinta magaalooyinka. Madasha dooda ayaa lagu falanqeynayey arrimaha keeni kara in la helo qorshe casri ah oo lagu balaadhinayo magaalada kaasoo lagu xisaabtamayo horumarka xawliga ah ee magaalada. Waxaa madasha ka hadlay ku xigeenka…

Read More

Waxaa lagu dhawaqay in lasii xoojin doono casriyayta adeegyada garsoorka.

Magaalada Diridhaba waxaa ka socda shirka Madasha sharcii Turjumaada Qaranka oo uu goob joog ka yahay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Faderaalka Itoobiya Mudane Tedhiroos Mihiratu. Waxana Ugu horayn madashasi ka hadlay kusi simaha duqa magaalada Diridhaba ahna madaxa xafiska maaliyada iyo dhaqalaha ee ismamulka diridhaba, marwo Muluuka Maxamad, waxayna sheegtay in maxkamada dhaqanka laga bilabay…

Read More