Tababarka shaqaalaha rayidka ah ee maamulka Dire Dhabe oo cinwaankiisu yahay “Iyada oo la raacayo Aragtida Dowladda Waxsoosaarka Qaybaha” ayaa bilaabmay.

Tababarka loo diyaariyay wareegga 3aad oo cinwaankiisu yahay “Iyada oo la raacayo Aragtida Dowladda Waxsoosaarka Qaybaha” ayaa loo bilaabay Xafiiska Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga, Xafiiska Caafimaadka, Beeraha, Xafiiska Biyaha iyo Macdanta, Ururka Warbaahinta iyo Isgaarsiinta, Adeegga Diiwaangelinta Dukumentiyada iyo Shahaadooyinka, Xafiiska Horumarinta Magaalooyinka iyo Dhismaha, iyo shaqaalaha Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dowladda. Tababarka la bixinayo wuxuu…

Read More

Waxaa lagu dhawaqay in laga shaqeeyo Yaraynta xanunka HIV AIDS iyo abuurista jiil naadif ka ah musuq masuqaa sii dhaqalaha dalka kor lagu qado.

Maalinta Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo loo dabaaldgay markii 22aad, iyadoo halku dhagg loga dhigay “Jiil Anshaxaysan,iyo kudhaqan Hay’ad nidamsan!” iyo maalinta HIV AIDS,ee 38aad,ee heer caalami,halka heer qarana markii 37aad,ay tahay ayaa sii wada jir ah maanta ismamulka diridhaba loga xusay. Waxaana,Dood ballaaran oo ku saabsan yaraynta unuglanta HIVga, iyo ka hortagga bixinta…

Read More

Waxaa si weyn loo aaminsan yahay in dhalinyaradu ay door muhiim ah ku leeyihiin horumarinta bulshada, iyagoo had iyo jeer ku lug yeesha shaqada iskaa wax u qabso, daryeelka deegaanka iyo ka qayb qaadashada arrimaha waxtarka u leh bulshadooda. Arrintaas darteed, Xafiiska Laanta Xisbiga Barwaaqada ee Dire Dhabe, isaga oo kaashanaya Garabka Dhalinyarada, waxa uu hirgeliyay olole nadaafadeed iyo daryeel geedo ah oo la xiriira adeegga iskaa wax u qabso ee xagaaga 2018.

Mudane Ibrahim Yusuf, oo ah Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqada ee laanta Dire Dhabe isla markaana ka qayb galay barnaamijka, ayaa sheegay in ololaha nadaafadda lagu fuliyay wada shaqeyn lala yeeshay dhalinyarada, halka daryeelka geedahana loo sameeyay geedihii la beeray intii lagu jiray shaqada iskaa wax u qabso ee xagaaga 2017. Waxa uu sidoo kale tilmaamay…

Read More

Waxaa halkisi kasi socda Tababar loogu talagalay shaqaalaha ka hortagga iyo xakamaynta khataarta dabka.

Wafti ka kooban khubaro sare oo ka socda Cask APPUY ee dalka Faransiiska ayaa booqday Waaxda Ka Hortagga iyo Xakamaynta Dab-damiska Dagdagga ah ee Booliska Diridhaba iyo Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Diridhaba,waxayna Tababar ku saabsan ka hortagga iyo xakamaynta khataarta dabka dagdagga ah sii yeen shaqaalaha ka hortagga iyo xakamaynta dabka Tababarkan ayaa maanta…

Read More

Shirkadda gaadidka ee Swift, ayaa bixisaay tababar ku saabsan dayactirka aasaasiga ah iyo baabuurta korontada iyo sidoo kale isticmaalka gaadiidka shidalka ku shaqeeya.

Waxaana madashasi tabobarka ka hadlay Maareeyaha shirkadda Swift Transport, Mudane Bruuk Ashabir,oo sheegay in Swift Transport ay sii hufan ugu qaybinayso gawaarida korontada dadka isticmaala,wuxuuna sheegay inay Swift Transport bixin doontoo tabobaro ku saabsan cusboonaysinta gaawarida. Shirkaddu waxay saddex shaqaale uguso tababartay dalka Shiinaha waxayna hadda u duulinaysaa sida ku cad tababarka ay heleen xirfadlayaasha….

Read More

Tartanka ‘Sabyan Cup’, oo u dhexeeyay 8 kooxood oo kubadda cagta ah, ayaa ku dhammaaday guusha kooxda Taiwan

Tartanka “Sabyan Cup”, oo ay soo qabanqaabisay Isku dubaridka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dire Dhabe dagmada 02 oo ay iskaashanayaan Elephant Beat oo socday 8 maalmood, ayaa maanta dhammaaday. Gabagabadii, madaxa fulinta ee dagmada 02, mudane Abel miraaq oo goob joog ka ahaa xafladdii xidhitaanka, ayaa sheegay in tartanka kubadda cagta ee Koobka Magaalada Sabyan…

Read More

Waxaa la sheegay in ka hortagga duumada iyo cudurrada la xiriira ee ay sababaan qaniinyada kaneecada iyadoo la nadiifinayo deegaanka ay mas’uul ka tahay bulshada oo dhan.

Xafiiska Maamulka ee Degmada Dire Dhabe 02 ayaa olole nadaafadeed ka sameeyay aagga la yiraahdo Mermarsa iyo GTZ ee Aagga 3, Tuulooyinka 5 iyo 6 waxayna bixiyeen wacyigelin ku saabsan ka hortagga cudurrada faafa ee guryaha. Arintan awgeed, Madaxa Fulinta ee Degmada 02, mudane Abel, oo ka qayb galay barnaamijka, ayaa tilmaamay in si looga…

Read More

Waxaa laa sheegay in Mashaariicda uu Bangiga Adduunku ka taageerayo ismaamulka Diri dhaba aay faa’iidooyin badan oo waxtar leh uleyihin bulshada.

Wafti uu hogaminayo Maareeyaha Hawlgalka, Magaalooyinka iyo Dhulka (URL), ee Bangiga Adduunka qaybtisa Bariga Afrika Mudane mr Abhas K. Jha Wafdiga ayaa wadahadallo la yeeshay hoggaamiyeyaasha ismaamulka Diridhaba oo ku saabsan qodobbada ay maamulku sii wadi karaan xoojinta hawlaha lagu sameeyay taageerada Bangiga Adduunka, Hordhac ku saabsan mashaariicda uu Bangiga Adduunku maalgaliyo. Waxaana madasha ka…

Read More

Bixinta cashuurta waa waajib muwaadin kasta saaran -aklile tateq

War saxaaafadeed ay soo saartay wakaalada dakhliga ee ismaamulka diri dhaba ayaa lagu qabtay xafiska dakhliga taasi oo lagaga hadlayey cashuur bixinta ee ismaamulka dir dhaba War saxaafadeedkan waxaa qabtay Agaasimaha Waaxda tababarka Waxbarashada, Adeegga Macaamiisha, Diiwaannada iyo Kaydka ee wakaalada dakhliga ee ismaamulka diri dhaba mudane Aklile tateq Mudane aklile ayaa sheegay in Wakaalada…

Read More

Tababar wacyigalin ah oo ku saabsan ujeeddada ururka xisbiga ayaa la siiyay xubnaha Ururka Barwaaqada ee Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dawladda ee Maamulka diridhaba.

Agaasinka waxda Isgaarsiinta Macluumaadka ee Xafiiska Arrimaha Isgaarsiinta Dawladda ee is Maamulka diridhaba,Mudane Milkaysa Mume, oo ka hadlay madashasi tababarka ayaa sheegay in xisbigu uu diiradda saari doono wacyigalinta ah in ay xubnaha xisbigu doork ay ku leeyihiin horumarinta tayada, aqoonta, iyo waxqabadka wax ku oolka ah ee xubnaha xisbiga ururuka barwaqo kor uqadi doono….

Read More