Mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa booqday warshadaha yar yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah ee uu maamulku hirgeliyay.

Intii ay ku guda jireen kormeerkooda waxa ay sheegeen in ay soo arkeen dhaqaalaha ka soo xarooda warshadaha yar yar iyo kuwa dhexe ee uu hirgaliyay ismaamulka Diridhaba isla markaana ay u suurtagashay in ay abuuraan fursado shaqo oo kala duwan. Waxa kale oo ay sheegeen in ay arkeen dareenka uu maamulku siiyey dhinaca wax…

Read More

Wafti uu hogaaminayo Maayarka magaalada Le Bugue ee dalka Faransiiska ayaa soo gebagebeeyey socdaalkii ay ku joogeen magaalada Diridhaba iyagoo ka fuliyey barnaamij dhir beeris ah.

Weftiga oo uu weheliyo Maayar ku xigeenka ahan madaxa xafiiska ganacsiga malgashiga iyo warshadaha ee ismaamulka Diridhaba Mudane Xarbi Buux, ayaa soo gunaanaday waayo-aragnimadooda shaqo ee magaalada Diridhaba, iyagoo ka beeray beerta sharafta leh ee Dr. Fannaan Cali Bira. Duqa magaalada Le Bugue ee dalka Faransiiska, Leonidas Serge, ayaa sheegay in beerista dhirtu ay wax…

Read More

Wafti uu hogaaminayo maayarka magaalada Le Bugue ee dalka Faransiiska ayaa booqday hawlaha shaqo ee shirkadda tareenada ee Diridhaba-Dewole.

Weftigu waxa ay socdaal tareen ah ku soo mareen, waxaana xubnaha weftiga oo aanu wakhtigaas la hadalnay ay sheegeen inay magaalada Diridhabe ka soo mareen khibrado badan waxay sheegeen in Shirkadda Tareenka ee Diridhaba-Dewole ay leedahay taariikh facweyn oo soo jireen ah. falanqeeyayaasha ayaa sidoo kale tilmaamay in ay sii wadi doonaan la shaqaynta dhow…

Read More

Waxaa la bogadiyay Hawlaha Horumarineed ee ka socda ismaamulka Diridhaba.

Hogaamiyayaasha Sare ee Kahortaga Danbiyada ee cidaanka Booliska fadaralka,qaybtisa Bari ayaa kulan looga hadlay Nabadgalyada guud ku yeeshay magalada Diridhaba,ayaa booqday hawlo horumarineed ee laga wado magaalada Diridhaba. Taliyaha qaybta Bariga Komaandhar Mitiku Dhaba, oo la hadlay warbaahinta intii ay ku guda jireen socdalka boqasho, ayaa sheegay in ay wada xajood ku sabsaan nabada guud…

Read More

Wafti uu hogaaminayo duqa magaalada Legue ee dalka Faransiiska ayaa booqday mashaariic horumarineed oo kala duwan oo ay ka wadaan ismaamulka Diri dhaba.

Weftigu intii ay ku guda jireen kormeerkooda waxa ay booqdeen Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Diridhaba, Dekedda Qalalan, Tareenka Cusub, Xarunta Shirarka ee Diridhaba, Garoonka Caalamiga ah ee Diridhaba. Duqa magaalada Legue ee dalka Faransiiska, Leonidas Serge, ayaa sheegay in mashaariicda horumarineed ee laga fulinayo magaalada Diridhaba ay si weyn u dardargelinayaan horumarka magaalada Ujeedada…

Read More

Waxaa laa sheegay in xoogga la saari doonoo horumarinta waddooyinka si loo sugo ammaanka waddooyinka

Wakkalada maamulka wadooyinka ee is maamulka diridhaba ayaa hogaminta dagmooyinka magalada diridhaba u qabtay kulan logaga hadlayay hawlaha horumarka ee waddoyinka magalada. Waxaana uu horaynti madashasi ka hadlay mareeyaha wakkaladda mamulka waddoyinka ismamulka diridhaba,mudane Tedhiroos Fiqre,dros, oo sheegay in maamulku uu wado shaqooyinka balaadhinta jidadka magaalada iyo kuwa miyiga si loo horumariyo bulshada iyo dhaqaalaha….

Read More

Maamulka Diridhaba Oo Dhagax Dhigay Dhismaha Xarunta Waxbarashada Iyo Tababarka ICT-ga Oo Heer Afrikaan Ah Oo Ay Ku Baxayso Lacag Dhan 384 Milyan Oo Birr

Dhismaha Xarunta Tayada ICT-ga ee Waxbarashada iyo Farsamada ee Dire Dawa Polytechnic College oo ay ku baxayso in ka badan 384 Milyan oo Birr ayaa waxa dhagax dhigay Xafiiska Shaqaalaynta iyo Xirfadaha. Duqa Magaalada Diri dhabe Mudane Khedir Gobolka, Madaxa Xafiiska Barwaaqo ee laantani Diri dhibe Mudane Ibrahim Yusuf, iyo Dr. Ayele Gizachew, oo ah…

Read More

/Waxaa laa qabtay Madasha qiimaynta waxqabadka qorshaha rubuuca koobad ee sanad miisaaniyeedka 2018 ee Xafisyada,dowlada hoose iyo mamulada dogmooyinka magalada iyo miyigga ismamulka diridhaba.

Is Maamulka Diridhaba ayaa kulan lagu egayay qimaynta qorshaha sannad Miisaaniyadda 2018-ka ee rubuuca 1-aad ee dawlada Hoose,sektarada iyo mamulada dagmooyinka. Waxaana warbixiinta qorshaha so bandhigay Madaxa Komishiinka Qorshaynta Maamulka iyo Horumarinta Dhaqaalaha, mudane Hailamariyam Dhadi. Waxaana warbixinta waxqabdka rubuuca 1aad Hiigsiga Sare ee Maamulka lagu sameeyay Hay’adaha ka shaqeeya arrimaha bulshada, dhaqaalaha iyo sinaanta…

Read More

Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laantni Diridhaba mudane Ibraahim Yuusuf ayaa sheegay in si hufan looga midho dhaliyo himilooyinka Xisbiga iyo Xukuumadaba loo baahan yahay in si ka sii adag looga shaqeeyo sidii hore.

Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laantani diridhaba ayaa qiimayn ku saabsan hirgalinta qorshayaasha dhinacyada, magaalooyinka iyo tuulooyinka magaalada Diridhaba u qabtay rubuci 1aad ee sanad miisaaniyeedka 2018 ka. Madashan qiimaynta ah ayaa waxaa ka hadlay Madaxa Xafiiska Xisbiga Barwaaqo ee laantani Diridhaba mudane Ibraahim Yuusuf oo sheegay in Xisbiga Barwaaqo uu ku guulaystay in uu horumariyo…

Read More