Warka / Waxaa la sheegay in laa sii xoojin doono tayada hay’adaha shaqada iyo xirfadaha ee fulinta hawlaha waxtarka u leh bulshada.
Xafiska shaqada iyo xirfadaha ee ismamulka diridhabe ayaa bah wadagta xafiska u qabtay madal dood wadag ah oo ku saabsan qiimaynta hirgalinta qorshaha sannad miisaaniyadka 2017 iyo qabyo qoraalka qorshaha sanad miisaaniyadeedka 2018-ka. Waxaana ugu horaynti madasha ka hadlay madaxa xafiiska shaqada iyo xirfadah ee ismamulka diridhabe mudane Roobek Getachaw, oo sheegay in aay dib…


