Warka Waxaa la sheegay in Maxkamadaha darajada koowaad iyo rafcaanka ee Dir dhaba ay wadaan howlo dhiirigelin ah oo ku aadan bixinta adeeg hal daaqada ah oo loogu talagalay dadka dacwoonaya iyo habsocodka shaqooyinka
Wafti uu hogaaminayo gudoomiyaha maxkamada sare ee gobolka Harari ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarumaha Maxkamadaha darajada koowaad iyo rafcaanka ee Dir dhaba si ay ugu kuur galaan hawlaha shaqo ee ay u hayaan ee ku saabsan tayaynta iyo habaynta adeeg bixinta. Intii ay ku guda jireen kormeerka wafdiga ayaa waxa ay soo indho…


