warka wakaalad dhakhliga oo Wakhtiga kama dambaysta ah ee soo gudbinta Rasiidhka sumada Aqoonsiga Gaarka ah ayaa la kordhiyay ilaa 30ka cirir ama yakatit ee 2017.
Iyadoo ku saabsan habka loo daabici karo warqadaha soo xarooda ayaa waxaa dhanka Internet-ka lagu qabtay wacyi galin ay ka soo qeyb galeen madaxda wakaalada dakhliga ee maamul goboleedyada dalka iyo kuwa heer qaran. Maamulka wakaalada Dakhliga, Agaasimaha Waxbarashada, Tababarka iyo Agaasinka Adeegga Macmiilka Sida uu maamulku sheegay, 3,800 oo cashuur bixiye ah oo kala…


