Kulliyadda Dire Poly Technic Ayaa Sheegtay Inay Ku Hawlan Tahay So Sarista Ardaay Xirfadodda iyo Anshaaxoduba Wanaagsan yahay.

Waxaa boqasho indha indhaa indhayna Kuliyadda Farsamada Gacanta ee Dire poly ku tagaay xirfad layasha xidhidhka Saxafada ee ka hawl gala xafisyadda ismamulka diridhabe. Waxana Sharaxad kobaan kabixitayay adegga kuliyadda Mareeyaha kulliyadda Mudane Salaaxdin Abdulhamid, oo sheegay in kuliyaddan ay bixisoo waxbarasho iyo tababar tayo leh oo dhanka farsamada ah. Mareeyaha Kulliyada ayaa sidokale sheegay…

Read More

Waxaa maanta ka furmay carwo bandhiga bacadlaha iskashatooyinka iyo shirkadaha moobelada ee ismaamulka dir dhabe.

Xoorrey /tahaasaas 23/2017 T.I Carwo bandhiga bacadlaha iyo ururada iskashatoyinka oo ay ka qeyb galayaan in ka badan 90 shirkadood oo model ah ayaa maanta si rasmi ah loo furay. Carwo bandhiga ayaa waxaa furay mudane Robel Getachu, oo ah madaxa waaxda horumarinta xirfadaha ganacsiga iyo tignoolajiyada. Mudane Robel ayaa sheegay in shirkaduhu aysan suurtagelin…

Read More

Waxaa La Sheegay In Magaalada diridhabe Bilicdeda Nadafaded Mel Logaso Wada Jeesto.

Maamulka dagmada 02 ee idmamamulka diridhabe ayaa shacabka dagmadasi ku dhaqan u qabtay madal loogu magac daray “Abuur Dagmo Qurxux Badan oo Nadiif ah”. Waxana ugu horaynyi madashasi ka hadlay Komishineerka Komishiinka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Spoortigga ee Is Maamulka Diridhabe Mudane Khaalid Maxamad oo sheegay in ismaamulka Diridhabe ay ku dadaalayaan sidii ay bilicda iyo…

Read More

Wafti uu hogaaminayo madax waynaha dawlad deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Maxamud ayaa maanta daah furay mashruucan oo laga hirgaliyay deegaanka degmada Shiinle oo ay ka mid yihiin warshada Cabdi Faarax ee digaaga iyo Wabi Group Marble iyo Granite.

Maayarka ismaamulka dir dhabe oo khudbad ka jeediyay xafladii lagu daah furayay maamulka dir dhabe ayaa sheegay in mashaariicda horumarineed ee laga hirgaliyay deegaanka magaalooyinka deegaanka soomaalida gaar ahaana maamulka dir dhabe ay noqon doonaan kuwo wax weyn ka tari doona horumarka wadajirka ah iyo xoojinta walaaltinimada. Ismaamulka dir dhabe ayaa gacan ka geysan doona…

Read More

Wafdi ay hogaamineyso Wasiirada Dhaqanka iyo Isboortiga Marwo Shewit Shanka ayaa booqatay howlo horumarineed oo uu ismaamulka dir dhabe ka wado.

Sida la wada ogsoon yahay waxaa saaka ka bilowday ismaamulka dir dhabe barnaamijka dhaq-dhaqaaqa bulshada kaas oo looga gol leeyahay in lagu hormariyo qiyamka bulshada ee muhiimka ah si looga hortago dhaqamada xunxun iyo dhaq dhaqaaqyada isboortiga. Intii uu socday barnaamijka ayaa waxaa lagu soo booqday garoonka caalamiga ah ee dir dhabe Acadeemyada ciyaaraha iyo…

Read More

Waxaa Lasheegay In “Xeer Ciisse” door Muhiim Ah U Leeyahay Xalinta Khilaafaadka bulshadda dhaxdeeda Ka dhaca.

Ka dib markii ay yelataay hay’adda UNESCO, shirweynihii 19-aad ee ay ku aqoonsatay “Xeer Ciise” oo ah xeer dhaqameedka aan la qorin ayaa loo diiwaan galiyay inay tahay dhaxal caalami ah oo aan la taaban karin oo uu wakiil ka yahay aadanaha. Waxana munasibadan lagu so dhawaynayay waftigan ugu horaynti ka hadlay duqa magaalada Diridhabe…

Read More

Wasiirka Macdanta Injineer Habtamu oo ka JDF itoobiya ismaamulka dir dhabe Mudane Khadir Juhar oo ay wehliyaan madaxda sare ee maamulka ayaa booqday Mashaariicda Macdanta iyo shaqo abuurka dhalinyarada ee dagmada 09

Sidan ayaa maamulka degmada 9-aad mudo 5 bilood gudahood ah loogu sharaxay nadaafada iyo qurxinta bilicda, shaqo abuurka, iskaa wax u qabso jiilaal iyo shaqooyin kale oo laga qabtay deegaanada kale booqashadi waxay soo arkeen shaqo abuur ka dhalatay iibinta dharka duurka iyo wax soo saarka malabka ee huromarinta. Wafdigu waxay intaa ka dib booqdeen…

Read More

Kuliyada tababarka farsamada gacanta iyo xirfadaha waxay ka shaqaynaysaa sidii ay u noqon lahayd xarun heer sare ah oo dhanka tareennada ah ee Bariga Afrika.

Injineer Habtamu Wasiirka Macdanta oo booqday howlaha horumarineed ee ka socda ismaamulka dir dhabe ayaa waxaa goob joog ka ahaa duqa magaalada mudane Khadir Juhar iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka. Iyadoo qayb ka ah jadwalka, martidu waxay booqdeen kuliyada farsamada gacanta iyo xirfadaha . taas oo ay ku arkeen hirgalinta mashruuca is bedelka…

Read More

Xeeraka ciise ayaa shaaca ka qaaday in Diiwaanka Dhaxalka Aduunka uu ka shaqeeyo sidii loo horumarin lahaa dhaxalka dalka .

Dalkeena Itoobiya waxa uu leeyahay Dhaxal badan oo aan la taaban karin oo ay ku jirto Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Waxbarashada, Sayniska iyo Dhaqanka ee UNESCO, haddana Xeerka Dhaqanka Afka ee Bulshada Somali xeer ciise iyadi waa dhaxal muhiim ah oo aan la taaban karin. Bini’aadantinimada waxaa lagu qori karaa daabacaadda 19-aad ee Liiska…

Read More

Waxaa la sheegay in dhalinyaro badan ay yihiin kuwo iskood u shaqeysta,kadib markii la eegayo shaqo abuurka dhalinyarada.

Wasiirka Wasaaradda Macdanta ee JDF itoobiya Injineerinka ayaa maanta kulan la qaatay Duqa Magaalada dir dhabe Mudane Khadir Juhar iyo madaxda kale ee maamulka dagmada 02 iyo 03 ee dir dhabe . Sidoo kale waxaa lagu faahfaahiyay waxqabadkii ugu muhiimsanaa ee sanad miisaaniyadeedka 2017 T.Iee maamulka degmada 3, nabadaynta iyo qiyamka, maamul wanaaga, sama falka,…

Read More