is Maamulka Diridhabe Ayaa Gaadhi Ugu Deeqay Golaha Diimahaa Ee ismamulka diridhabe.
Is Maamulka Diridhabe ayaa Gaadhi loogu talo galay in lagu qabto Shaqoyiinka Hay’adaha golaha Diimaha ee is Maamulkasi. Waxaana ku wareejiyay Duqa Magaalada Diridhabe Mudane Khadir Juhaar Gudoomiyaha Hay’ada golaha dimaha ee isMaamulka Diridhabe Sheekh Ibraahin Imaam iyo Gudoomiye ku xigeenka Hay’ada golaha Culimada ee isMaamulka Diridhabe Liqaa birhaan Qalamawarq. Waxana ugu horaynti munasibadan xil…


