Degmada 01 ee Melka Jabti Isbeddel Muuqda oo Laga
Sameeyay Deegaanka Dadka degan Degmada 01 ee Melka Jabti, Dire Dhabe, ayaa si weyn u soo dhaweeyay shaqada horumarinta waddooyinka ee ka socota deegaankooda, taasoo beddeshay boodhkii iyo qashinkii hore, una rogtay qurux iyo muuqaal casri ah. Mudane Nebiyu Dhemeqe, oo ka mid ah dadka deegaanka, ayaa sheegay in waddada Melka Jabti ay hore u…


