“Waa sharaf wayn in la qaado mas’uuliyadda ilaalinta nabadda dalka”.
Ku-xigeenka Duqa Magaalada Diridhaba, Mudane Xarbi Bux. Waxaa munasibad sabootin ah losameyay Wareeggii kobaad ee xubnaha kubiraya ciidamada difaaca qaranka ee 2018. Wxaana ka hadlayay munaasabadda, Ku-xigeenka Duqa Magaalada Diridhabare Xarbi Buh, oo sheegay inay sharaf wayn u tahay in la qaado mas’uuliyadda ilaalinta nabadda dalka. Ku-xigeenka Duqa Magaalada mudane xarbi,sido kale sheegay in ciidanku…


