Shir jaraa’id oo uu madaxa xafiiska warfaafinta iyo arrimaha dawlada mudane isqiyaas taafase oo uu la yeeshay warbaahinta kala duwan ee dawlada iyo kuwa gaarka looleeyahay ay wuxu kaga war bixiyay qaab dhismeedka maamulka cusub ee ismaamulka diri dhabe oo ay bulshadu uga baahantahay in laga siiyo fah faahin iyo waliba hambalyada ay dawladu la wadaagayso shacabka ismaamulka.
Mudane isqiyaas taafase ayaa fah faahin ka bixiyay qaab dhismeedka kabineedka cusub ee ismaamulka iyo masuuliyinta kale ee uu golaha baarlamaanka ismaamulka lagu hor dhaariyay waxa ay kala yihin. Ismaamulka ayaa kabineedkisa cusub uu ka kooban yahay 13 xubnood sido kale waxaa jira xubno kale oo loo dhaariyay xafiisyo kale oo ay ka mid yihin…


